Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Sarkaal Sare Oo Tirsanaa Maleeshiyada Gurguurte Oo Lagu Dilay Sh/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Sare Oo Tirsanaa Maleeshiyada Gurguurte Oo Lagu Dilay Sh/hoose.

April 5, 2025

Wararka ka imanaya Sh/hoose ayaa sheegaya in toogasho lagu khaarajiyey taliye ka tirsanaa maleeshiyaadka murtadiinta ee uu madaxa u yahay murtad Xassan Gurguurte.

Sida ay sheegayaan wararku askari ka tirsan maleeshiyada goobta ku sugnaa ayaa toogasho ku dilay Kornayl Nuur Farey oo ahaa taliyaha maleeshiyaadka Riddada ee isugu yeera 14 October.

Sarkaalkan ayaa la sheegayaa in lagu dilay deggaan lagu magacaabo Cabdoo Dibille oo u dhaxeeya degmada Afgooye iyo deggaanka Laata Buuro.

Xilliga sarkaalkan la weeraray ayaa la sheegayaa inuu ku gudo-jiray khudbad uu u jeedinayay maleeshiyaad ka tirsanaa guutada uu madaxda ka ahaa.

Askariga toogashada ku khaarajiyey sarkaalkan ayaa sidoo kale lagu soo warramayaa in uu dilay sarkaal kale oo isna ku sugnaa goobtaasi, kaas oo weli aanaan magaciisa la sheegin.

Saraakiil iyo maleeshiyaad murtadiin ah ayaa xaqiijiyey dilka sarkaalkan, kaas oo ay sheegeen in goobtaasi ay ka qaadeen isagoo mayd ah.

Sarkaalkan ayaa ka mid ahaa saraakiil ka bootayn jirtay isla markaana muuqaallo igu sawir ah kusoo geli jirtay deggaanno ka tirsan labada Shabeelle.

Sidoo kale Nuur Farey ayaa lagu soo warramayaa inuu aad u dhibi jiray bulshada ku dhaqan deggaanno ay ka mid tahay degmada Afgooye.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -07-10-1446 Hijri.
Next: Daawo Muuqaalka Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Bariire Ee Sh/hoose.

Related Stories

Xuutiyiinta Oo La Wareegay Magaalada Mukha Ee Ku Dhow Baabul-mandeb.
  • Allposts
  • Warar

Xuutiyiinta Oo La Wareegay Magaalada Mukha Ee Ku Dhow Baabul-mandeb.

September 10, 2026
Iska Hor’imaad Dayniile Ku Dhexmaray Maleeshiyada Gurguurte Iyo Dadka Deegaanka.
  • Allposts
  • Warar

Iska Hor’imaad Dayniile Ku Dhexmaray Maleeshiyada Gurguurte Iyo Dadka Deegaanka.

September 10, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -29-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -29-03-1448-Hijri

September 10, 2026

Sawirro

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada