Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Shan Gaari Oo Shisheeyaha Looga Gubay Gobalka Shabeelada Hoose.
  • Allposts
  • Warar

Shan Gaari Oo Shisheeyaha Looga Gubay Gobalka Shabeelada Hoose.

April 4, 2017

Muddo laga joogo sideed maalmood, waxaa magaalada Muqdisho kasoo baxay kolonyo ka tirsan ciidamada shisheeye oo galbinayay saad loogu tala galay in la gaarsiiyo Baraawe, kuwaasoo aaney illaa iyo hadda u suura galin iney halkaasi gaaraan.

Ciidamada ayaa wata gaadiid casri ah oo u suura galin karaya iney saacado kooban isaga kala gooshaan Muqdisho iyo Baraawe, laakin sababta keentay iney muddo toban maalmood ku dhow wadada ku jiraan ayaa waxay tahay weeraro culus oo uga imanaya guutada qaraxyada ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Qaraxyo waaweyn oo kolonyadan kala soo jaan qaaday nawaaxiga Afgooye ayaa illaa iyo hadda lala daba joogaa, iyadoo sadax saac ka hor laga gubay gaarigii shanaad oo qeyb ka ah kuwii saadka siday.

Gaarigii ugu horeeyay waxaa looga gubay inta u dhaxaysa Afgooye iyo Laanta buuro, kaasoo uu noociisu ahaa Taw, waxaana burburkiisa wehliyay iney dhimasho iyo dhaawac daran noqdeen askartii saarnayd.

Shisheeyaha ayaa muddo joogay halkaas, maadaama uu khasaare culus gaaray, waxaana xusid mudan in markii ay dhaqaaqeen islamarkaana socdeen masaafo dhan 2km, laga gubay gaarigii labaad oo noociisu ahaa Xamuul.

Gaarigan oo sahay siday ayaa waxaa qabsaday qarax aad u xoogan, iyadoo ciidamada shisheeye ay danta ku kalliftay iney isagoo holcaya kasii tagaan, waxaana ay habeenkaasi ku hoydeen Nambar 50.

Subixii xigay ayay soo dhaqaaween, hayeeshee marka ay marayaan qabuuraha Shalaambood ayaa waxaa mid kamid ah gaadiidkooda gaashaaman lala kiciyay qarax miino oo sababa inuu si dhameystiran u burburo.
Shisheeyuhu waxay mar kale ku khasbanaadeen iney halkaasi dagaan, si ay u kala maareeyaan meydadka, dhaawacyada iyo wixii laga ceymin karo burburka gaariga.

Dorraad ayay halkaas kasii amba qaadeen socodkooda, iyagoo ku hoyday degaanka lagu magacaabo Danow, halkaasoo ay haddana maalintii shalay kasoo dhaqaaqeen, waxaana dhacday in gaari kale laga gubo markii ay wax yar dhaafeen tuulada cambarey, lana siman yihiin halka loo yaqaano Fida dheer.

Gaariga laga gubay ayaa wuxuu noociisu ahaa kuwa xamuulka, kaasoo waliba kamid ahaa kuwii ay sida gaarka u ilaashanayeen maadaama uu saad siday, waxaana ay tani ka qaadeen caro xooggan iyagoo ku qamaamay tuulada, oo ay ku dileen laba qof oo ay ku jiro haweeney sagaashan sanno jir ah.

Dilka ay u geysteen waxaa ka daran, dhibaatooyin kale oo ay kula keceen, sida in ay dharka ka qaadaan oo ay soo dhigaan wadada sida uu inoo sheegay mid kamid ah dadka degaanka oo ka qeyb qaatay aas maanta loo sameeyay dadkaasi.

Ciidamada shisheeyaha ayaa xalay ku hoyday degaanka lagu magacaabo Marin gubaay, waxaana saaka aroortii qarax lagula beegsaday degaan lagu magacaabo wareer maleh kadib markii ay soo dhaqaaqeen.

Qaraxa oo aad u xoog badnaa sida ay sheegayaan dad lagu kalsoon yahay, ayaa waxa uu bas beeliyay gaari Booyad ah oo shidaal u siday ciidamada shisheeye, waxaana jirta in dhacdadan kadib ay ku qamaameen tuulada, halkaasoo ay ku dhaawaceen sadax ruux oo ay haweeney kamid tahay.

Intaa waxa dheer in ay muddo saacado ah madaafiicda goobta ku garaacayeen dhulka hawdka ah.

Si kastaba ha ahaato’e ciidamda shisheeye ayaa u muuqanaya kuwa ay si dhab ah u saameysay istaraatiijiyadda dagaal ee ay Mujaahidiintu dajiyeen, waxaana muuqanaysa iney haatan marayaan marxaladdii u dambeysay, maadaama iney dagaalo qaaadaan iska dhaafe ay xataa ku adag tahay iney saadka is gaarsiiyaan.

Xaaladdan ayaa kusoo aadaysa, iyadoo taliyaha ciidamada Mareykanka ee Africom iyo gudoomiyaha midowga Afrika sheegeen iney ciidamada shisheeye ku hor kufeen dagaalka ay kula jiraan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Xigasho Telegramka-radioalfurqaan.com

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Wariyaha Andalus Oo Kasoo Dhex Waramaya Degmada Ceelbuur.
Next: Dowladda Itoobiya Oo Ka Hadashay Sababta Ay Ciidamadeedu Uga Baxeen Magaalada Ceelbuur.

Related Stories

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri

April 27, 2026
Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.

April 27, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada