Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Shariif Xassan “Magaalooyinka Waddooyin Aan Umarno Ayaan la’nahay, Dhulkiina Shabaab Ayaa Loo Daayay” Dhageyso.
  • Allposts
  • Warar

Shariif Xassan “Magaalooyinka Waddooyin Aan Umarno Ayaan la’nahay, Dhulkiina Shabaab Ayaa Loo Daayay” Dhageyso.

April 17, 2017

Maamulka isku magacaabay Koonfur Galbeed Soomaaliya ee wada shaqeynta wanaagsan laleh dowladda Itoobiya ayaa walaac ballaaran ka muujiyay hareeraynta ay Xarakada Al Shabaab kusoo rogtay magaalooyin katirsan Gobollada Bay iyo Bakool oo gacanta cadawga kujira.

Shariif Xassan Sheekh Aadan oo warbaahinta kula hadlayay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in magaalooyin ay kamid yihiin Baydhabo,Xudur iyo Diinsoor aan dhanka Barriga laga geli Karin waxa kaliya ee magaalooyinkaas lagu tagi karo ay tahay diyaarado.

Wuxuu carabaabay in Madaxda maamulka Baydhabo ku sugan aysan awoodin in gaadiid ay ku galaan magaalada sababa la xiriira Al Shabaab oo gacanta ku haaya waddooyinka magaalada soo gala.

Shariif Xasan ayaa isweydiiyay sababta iyagoo kumanaan maleeshiyaad ah haysta islamarkaana ay kaabayaan ciidamo Itoobiyaan ah ay u awoodi waayeen in waddooyinka ay furtaan.

“Aniga waxaan aaminsanahay in haddii xoogga laysugu geeyo in jidadkaani xirnaan Karin laakin in Al Shabaab afarta koono isugu goosho isagoo tirayar ah, inagoo ciidamo badan ah oo caalamka iyo AMISOM nala joogaan aan Jidadka ku socan wayno oo aan diyaaradaha aaminno dhibaataan u arkaa, marka dowladda soomaaliyeed waxaan ka codsanaynaa in dadaalka ay dadaal ku darto” ayuu yiri Shariif Xassan.

Hoggaamiyaha maamulka Koonfur galbeed ayaa ku dhaliilay Dowladda Federaalka in ay kari waysay furidda waddooyinka.

Warkan calaancalka u muuqda ee kasoo yeeray Shariif Xassan ayaa imaanaya xilli Al Shabaab ay ku guuleysatay siyaasadda go’doominta magaalooyinka gacanta Ciidanka Itoobiya kujira arrinkaas oo kala daadiyay maamulladii dabadhilifyada ahaa ugu dambeyntiina ciidanka Xabashida ku qasabtay in ay isaga baxaan dhowr magaalo sida Ceelbuur,Halgan,Tayeegloow iyo kuwa kale.

Kamaaludiin Mustafa oo ah safiirka dowladda Itoobiya u fadhiya magaalada Muqdisho ayaa horraantii bishan April sheegay in go’doominta magaalooyinka uu ciidamadooda ku qasbay in ay isaga baxaan dhowr magaalo oo ay horay uqabsadeen.

Halkan ka dhageyso Shariif Sakiin oo quus ka muujinaya magaalooyinka go’doonsan MP3

Xigasho Somalimemo.net

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Faahfaahin Laga Helayo Qarax Lagu Dilay Askar Kenyaati Ah.
Next: Dagaal Ka Dhacay Gobalka Shabeelada Hoose.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri

June 13, 2026
Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.

June 13, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.

June 13, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada