Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Siyaasiyiin Muqdisho Kaga Dhawaaqay Go’aamo Ka Dhan Ah Axmed Madoobe.
  • Allposts
  • Warar

Siyaasiyiin Muqdisho Kaga Dhawaaqay Go’aamo Ka Dhan Ah Axmed Madoobe.

November 13, 2024

Madal ay ku midaysanyihiin siyaasiyiin iyo masuuliyiin mucaarad ah oo horay xilal kala duwan uga soo qabtay maamul goboleedka ashahaada la dirirka ah ee Jubbaland, ayaa shir ay ku yeesheen magaalada caasimadda ee Muqdisho kaga dhawaaqay go’aan ka dhan ah Axmed Madoobe.

Siyaasiyiintan oo warbaahinta la hadlay waxay kasoo horjeesteen doorashada ay ku tilmaameen halka dhinac ee uu qabsanayo ninka hadda madaxa ka ah maamulka Riddada ee fadhigeesu yahay Kismaayo.

Sidoo kale waxay eedaymo xooggan u jeediyeen Xamze Cabdi Barre, ra’iisul wasaaraha Riddada, kaasi oo ay sheegeen in uu ku guuldarraystay in uu tago Kismaayo, Axmed Madoobena ku qanciyo in uu joojiyo doorashada uu hadda ku dhawaaqay, iyaga oo sheegay in Xamze yahay ninkii soo dhisay Axmed Madoobe doorashadii tan ka horraysay.

Dhanka kale, Axmed Madoobe ayaa xoojiyay baraha Koontrool ee u yaal magaalada Kismaayo, isaga oo magaalada kusoo daadiyay maleeshiyo fara badan, arintaasi ayaa loo sababeeyay cabsi uu ka qabo in kooxda Riddadu abaabul xooggan ka samayso Kismaayo.

Madaxa maamulkaasi Axmed Madoobe ayaa dhagax dhigay garoon macmal ah oo u dhow garoonka magaaladaasi, sababta ka dambeysa dhagax dhiggan ayaa lagu sheegay in uu ka cabsi qabay in ay halkaas fariisimo ka samaystaan maleeshiyada kooxda Riddada, qorsheyaal isaga ka dhan ahna halkaas laga soo abaabulo.

Shalay ayay ahayd markii wafdi ka socday Kenya ay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo kulamo kula qaateen Axmed Madoobe, waxayna usii gudbeen dhanka magaalada Muqdisho iyaga oo la kulmay Xamze Cabdi Barre oo ah ra’iisul wasaaraha murtadiinta, lama sheegin wax natiijo ah oo kasoo baxay kulamadaasi oo ah kuwa ay Kenya xal ugu raadinayso khilaafka ka dhex aloosan Villa Somalia iyo Kismaayo.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -11-05-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -12-05-1446-Hijri.

Related Stories

Xassan Gurguurte Oo Ku Cataabay In Imaaraadku Si Xun Ula Dhaqamay Kooxdiisa.
  • Allposts
  • Warar

Xassan Gurguurte Oo Ku Cataabay In Imaaraadku Si Xun Ula Dhaqamay Kooxdiisa.

January 14, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 25-07-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 25-07-1447-Hijri.

January 14, 2026
Itoobiya Oo Ugu Baaqday Kooxda Gurguurte Inay Joojiso Go’aannada Ka Dhanka Ah Imaaraadka.
  • Allposts
  • Warar

Itoobiya Oo Ugu Baaqday Kooxda Gurguurte Inay Joojiso Go’aannada Ka Dhanka Ah Imaaraadka.

January 14, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Faarax Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(6)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Faarax Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(6)

January 10, 2026

Sawirro

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026
Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.

December 31, 2025
Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.

December 20, 2025
Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.

November 30, 2025
Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.

November 16, 2025
Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.

November 12, 2025
Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.

October 24, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada