Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Soomaalida Gaaloowday Oo Soo Dhaweeysay Doorashada Farmaajo!.
  • Allposts
  • Warar

Soomaalida Gaaloowday Oo Soo Dhaweeysay Doorashada Farmaajo!.

February 13, 2017

gaaalQaar ka mid ah Soomaalida gaalowday ayaa soo dhaweysay doorashadii madaxweynaha cusub ee dowladda federaalka ah Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Maxamed Cabdulaahi Farmaajo wuxuu noqday ninkii u horeeyay ee madaxweynaha Soomaaliya ku magacaaban ee Soomaalida tirada yar ee gaalnimadooda cadeysatay si kal iyo laab ah u soo dhaweeyaan.
Waxay muujiyeen jaceylka ay u qabaan iyo sida ay ugu kalsoon yihiin raalina uga yihiin in hoggaanka asiga loo dhiibo.
Muuqaal ay internetka soo dhigeen ayay ku sheegeen in ay ku reja weyn yihiin in uu wax weyn qabto.

Waxaa hadlaya laba nin iyo haweeney ka mid ah kuwa dadka Soomaaliyeed gaalnimada ugu yeera, waxaanay tilmaameen in ay Soomaalida gaalada ah oo dhan wakiil ugu ayihiin hambalyada ay Farmaajo u dirayaan.

Soomaalida qurbaha tagtay qaarka mid ah ayaa horay u gaaloobay kuwaasoo inta kalena baadinimada xeradeeda uga gacan haatinaya, waaan qolyahaas kuwa iminka Farmaajo oo asiga qudhiisu qurba joog ah amaanaya.
Dadka filimka Farmaajo lagu ayidayo soo duubay waxay kala yihiin Cumar xirsi, shiine gaaboow iyo shaaniyo gaaboow oo caan ku ah in ay dadka beybalka ugu yeeraan gaar ahaana Soomaalida tahriibtay.

Waxa dad badanu isweydiinayaan waxa keenay in dad Soomaali ah oo diinta islaamka ka baxay rabitaanka intaa la eg u muujiyaan Farmaajo xilli aanay horay us oo hadal qaadin madaxweynayaashii asiga ka horeeyay.

Suldaan Maxamed Garyare oo ka mid ah aqoon yahanada Soomaaliyeed oo ay wareysatay Idaacadda Islaamiga ah ee alfurqaan ayaa sheegaya in Farmaajo yahay ninkii ugu diin xumaa ee xilka madaxweynaha Soomaaliya qabta.
Wuxuu xusay in uu ku bar baaray calmaaniyadda maraykanka isla markaana buug uu qoray xilligii jaamacaddii u dambeysay uu ka baxayay ugu gefay Diinta Islaamka uuna ku dhawaaqay erayo diin ka bax ah.
Marka laga soo tago u adeegidda shisheeye iyo ku dhex Milankiisa waxaa jira siyaasiiin badan oo Soomaali ah kuwaasoo la aaminsan yahay in ay haystaan diinta kirishtaanka waxaanay madax sare iyo xubno ka yihiin maamulada Soomaaliya ka jira.
Xigasho: Radio Alfurqaan

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Gobalka Shabeelada Dhexe.
Next: La Taliyihii Dhanka Amaanka Ee Trump Oo Is Casilay.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 04-04-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 04-04-1448-Hijri.

September 15, 2026
Iska Hor’imaad Khasaare Badan Dhaliyay Oo Maleeshiyada Galmudug Iyo Dadka Deegaanka Ku Dhexmaray Godinlabe.
  • Allposts
  • Warar

Iska Hor’imaad Khasaare Badan Dhaliyay Oo Maleeshiyada Galmudug Iyo Dadka Deegaanka Ku Dhexmaray Godinlabe.

September 15, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-04-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-04-1448-Hijri

September 14, 2026

Sawirro

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada