Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Tafaasiil Laga Helayo Qaraxa Muqdisho+Magacyada Saraakiil Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday.
  • Allposts
  • Warar

Tafaasiil Laga Helayo Qaraxa Muqdisho+Magacyada Saraakiil Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday.

May 8, 2017

Qarax xoogan oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa galabta lagu weeraray meel isku imaatin oo ay ku caweeyaan murtadiinta oo ku taalla meel u dhow wadada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho sida ay noo xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan Mujaahidiinta.

Ugu yaraan 10 ruux oo isugu jira mas’uuliyiin iyo shaqaale ka tirsan murtadiinta ayaa lagu dilay qaraxaas, halka 17 kalena lagu dhaawacay.

Halka uu qaraxu ka dhacay oo ah meel ay xilliyada galabtii ku caweeyaan murtadiinta ayaa ka soo horjeeda dhismaha xarunta waaxda socdaalka ee kooxda ridada Soomaaliya.

Idaacadda Islaamiga Andalus ayaa heshay magacyada qaar ka mid ah Saraakiisha lagu dilay Qaraxa, Waxaana ka mid ahaa Cabdi Bashiir Aadan oo ahaa General ka tirsan ciidanka kooxda ridada Soomaaliya.

General Cabdi ayaa ka mid ahaa Saraakiisha ciidanka murtadiinta ee gobalka Hiiraan, Waxaana mudooyinkii la soo dhaafay uu ku sugnaa magaalada Muqdisho  sida ay noo xaqiijiyeen ilo wareedyadeena.

Nin magaciisa lagu soo koobay Jamaal oo ahaa waxa ay ugu yeeraan madaxa dhaqancelinta gobalka Hiiraan ayaa ka mid ahaa dadka lagu dilay qaraxa.
Cabdi Makaraan oo isna ahaa Gaashaanle ciidan ayaa ka mid ahaa Saraakiisha goobta lagu dilay.

Sidoo kale Xubnaha qaraxan lagu dilay waxaa ka mid ah Cabdi Raxman Sabtow oo ahaa gudoomiyaha dowlada Ridada federaalka ugu magacaaban degmada Kurtunwaarey ee gobalka Shabeelada hoose.
Ilo wareedyada aan helnay ayaa xaqiijinaya in sidoo kale ay dhaawacmyo halis ah ay soo gaareen Nin lagu magacaabo Eng. Ismaaciil oo ka tirsanaa waaxda Socdaalka iyo Feysal Caraale oo ahaa madaxii Hay’adaha ee gobolka Hiiraan.

Shaqaale iyo mas’uuliyin dhowr ah oo ka tirsanaa waaxda socdaalka ayaa sidoo kale la xaqiijiyey in ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen qaraxaasi.

Mujaahidiinta ayaa kordhiyey weerarada qorsheysan ee ay ku beegsanayaan murtadiinta tan iyo markii murtad Farmaajo uu la wareegay hogaanka kooxda ridada Soomaaliya.

Xigasho Radioandalus24.com

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Faahfaahino Laga Helayo Qarax Lala Beegsaday Askarta Kenya.
Next: Dhageyso Shabaabul Mujaahidiin Oo Dagaal Kula Wareegay Deegaan Muhiim Ah.

Related Stories

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri

April 27, 2026
Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.

April 27, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada