Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Tahriibeyaal Fara Badan Oo Ku Le’day Badweynta U Dhow Xeebaha Liibiya.
  • Allposts
  • Warar

Tahriibeyaal Fara Badan Oo Ku Le’day Badweynta U Dhow Xeebaha Liibiya.

June 20, 2026

Ciidanka ilaalada kacaanka Iiraan, ayaa dib u xiray marin biyoodka caalamiga ah ee Hurmuz, Iiraan ayaana Maraykanka iyo Yahuudda ku eedeysay jebinta qodobkii 1-aad ee heshiiska labada dhinac.

Bayaan uu Taliska dhexe ee ciidanka Iiraan soo saaray gelinkii dambe ee maanta, ayuu ku sheegay in ku xadgudubka Maraykanka iyo Yahuudda ee fulinta heshiiska xabad joojinta gaar ahaan weerarada Yahuuddu ka geysanayso koonfurta Lubnaan, lagu daray dilal naxariis darro ah iyo barakicinta boqolaal kun oo qof iyo inaysan ciidanka gumeystuhu ka bixin dhulka Lubnaan uu keenay inay xiraan marinka muhiimka ah ee Hurmuz.

Warka kasoo baxay taliska dhexe ee ciidanka xukuumadda Tehran, ayaa sidoo kale lagu sheegay in tani tahay tallaabada koowaad ee jawaabta Iiraan ee weerarada ka dhanka ah Lubnaan ee heshiiska lagu jebinayo, qorsheyaal kale ayay sheegeen in ay miiska saaranyihiin oo ay qaadi doonaan haddii weerarada sii socdaan.

Bayaan kale oo ciidamada badda ee Iiraan kasoo baxay ayaa lagu xaqiijiyay in uu marinku xiran yahay, waxayna ku dareen digniin ah in markab kasta oo isku dayo inuu usoo dhowaado marinka shegeen uu khatar ku jiro.

Dhanka kale, wasaaradda arrimaha dibadda Iiraan ayaa Maraykanku ugu baaqday in dedejiyo fulinta qodobada heshiiska, gaar ahaan kan koowaad oo ah in xabbad joojintu ka dhaqan gasho dhammaan furimaha oo ay ku jirto Lubnaan.

Tallaabada Iiraan ku xirtay marinka Hurmuz, ayaa kusoo beegantay markii 24-kii saac ee u dambeeyay uu maamulka Yahuuddu duqaymo laayaan ah ka gaystay koonfurta Lubnaan oo uu gacanta ku hayo ururka la baxay Xisbullah ee taabacsan dowladda Iiraan.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-01-1448 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -06-01-1448-Hijri

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 22-02-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 22-02-1448-Hijri.

August 5, 2026
Dhagayso Sheekh Kabakutukade Oo Bogaadiyay Xoreynta Ciidanka Mujaahidiinta Ee Teedaan.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Sheekh Kabakutukade Oo Bogaadiyay Xoreynta Ciidanka Mujaahidiinta Ee Teedaan.

August 5, 2026
Sarkaal Iyo Askar Dhegta Dhiigga Loogu Daray Duleedka Afmadow+Magacyada.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Iyo Askar Dhegta Dhiigga Loogu Daray Duleedka Afmadow+Magacyada.

August 4, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada