Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Taliyaha Ciidanka Uganda Oo Cambaareeyay Ciidanka Kenya Ee Ku Sugan Haiti.
  • Allposts
  • Warar

Taliyaha Ciidanka Uganda Oo Cambaareeyay Ciidanka Kenya Ee Ku Sugan Haiti.

July 6, 2025

Taliyaha guud ee ciidamada saliibiyinta Uganda, gaalka lagu magacaabo General Muhoozi Kainerugaba, ayaa si adag u cambaareeyay ciidanka saliibiyiinta Kenya, isagoo sheegay inay ku guul dareeysteen howlgalada ay u joogan dalka Haiti.

General Muhoozi ayaa qoraallo uu ku daabacay bartiisa rasmiga ah ee X ku sheegay in ciidamada Booliiska Kenya ay ku guuldarreysteen hawlgalka, isaga oo ku faanay in ciidamadiisa Uganda ay hal bil gudaheed ku qabsan lahaayeen caasimadda Port-au-Prince, wuxuu intaas ku daray in ciidanka saliibiyiinta Uganda (UPDF) ay diyaar u yihiin inay “badbaadiyaan” ciidamada Kenya haddii loo baahdo.

“Kenyaanku waa ay guul-darreesteen 2 sano ka dib…taasi waa waxa aan filaynay. ayuu yiri Gen Muhoozi ” waxa uu sidoo kale yiri “waxay nagu qaadanaysaa hal bil inaan qabsano Port-au-Prince (caasimada Hait).

Hadalka Muhoozi ayaa yimid xilli hawlgalka ay hoggaaminayaan ciidamada Kenya uu dhawaan u dabaaldegay sannad-guuradiisa koowaad, kadib markii ay sheegeen inay dib u soo celiyeen goobo muhiim ah sida garoonka diyaaradaha, isbitaallo iyo iskuullo ku yaalla Port-au-Prince. Dowladda Kenya ayaa bishii May u dirtay Haiti ilaa 800 askari oo booliis ah si ay u caawiyaan ciidamada Haiti ee la dagaallamaya kooxaha hubeysan ee dalkaasi ka arrimaya.

Dhanka kale, xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa dhawaan ka digay in xaaladda amniga ee Haiti ay kasii dari karto haddii aan la helin taageero dheeraad ah iyo agab ku filan. Wuxuu sheegay in inkastoo guulo la gaaray, haddana natiijooyinka hawlgalka ay noqon karaan kuwo aan waarin haddii caawimaad la’aan lagu sii wado, hadalka Muhoozi iyo digniinta Qaramada Midoobay ayaa yimid iyadoo howlgalka MSS uu haatan marayo xilli xasaasi ah, iyadoo tirada dhimashada iyo xadgudubyada dadka rayidka ah ay sii kordhayaan.

General Muhoozi, oo sidoo kale ah wiilka Madaxweyne Yoweri Museveni, ayaa Sanadkii 2022, wuxuu ku sheegay qoraal uu ku baahiyay baraha bulshada in ciidamada Uganda ay labo toddobaad ku qabsan karaan Nairobi, taas oo keentay inay dowladda Uganda ka bixiso raalligelin rasmi ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 11-01-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -11-01-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-Rabiicu-Thaanii-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-Rabiicu-Thaanii-1448-Hijri.

September 12, 2026
Dabageed Oo Ka Hor-yimid In Garguurte Uu Markale Guudlaawe Ka Dhigo Madaxweynaha Hirshabelle.
  • Allposts
  • Warar

Dabageed Oo Ka Hor-yimid In Garguurte Uu Markale Guudlaawe Ka Dhigo Madaxweynaha Hirshabelle.

September 12, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 0-04-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 0-04-1448-Hijri.

September 12, 2026

Sawirro

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada