Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • TPLF Oo Itoobiya Ku Eedaysay Abaabulka Dagaal Cusub Oo Ka Qarxa Gobolka Tigrey.
  • Allposts
  • Warar

TPLF Oo Itoobiya Ku Eedaysay Abaabulka Dagaal Cusub Oo Ka Qarxa Gobolka Tigrey.

June 21, 2026

Jabhadda Xoreynta Dadka Tigrey-ga ee magacooda loosoo gaabiyo TPLF, ayaa ku eedaysay dowladda federaalka Itoobiya inay isu diyaarinayso, iska horimaad millitari oo mar kale ka dhaca gobolka Tigrey ee dhaca waqooyiga dalka Itoobiya.

TPLF waxay ku andacoonaysaa in masuuliyiinta Addis Ababa ay wadaan abaabul ciidan iyo duqeymo ka dhan ah gobolka Tigrey oo ay fuliyaan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drones-ka, ayna sii xoojiyeen go’doominta ay ku hayaan gobolka.

Bayaan kasoo baxay TPLF, ayaa lagu sheegay in dowladda federaalka ee garwadeenka uu ka yahay Abiy Axmed ay mar kale garaacayso durbaannada dagaalka isla markaana isu diyaarinayso wareeg labaad oo colaad ah oo dhiig badan uu ku daadan doono.

Eedaymaha uu soo jeediyey TPLF, waxaa ka mda in duqeymo diyaarado aan duuliye lahayn laga fuliyay deggaanno kala duwan oo dhaca gobolka Tigrey, isla markaana ciidamada federaalka iyo maleeshiyaad xulafo la ah laga abaabulayo guud ahaan gobolka.

Waxa kale oo xukuumadda Abiy Axmed lagu eedeeyey inay soo rogtay go’doomin xaddiday helitaanka badeecadaha aasaasiga ah iyo dawooyinka, isla markaana ay ku guuldarraysatay inay fududeyso in barakacayaasha Tigrey ay dib ugu laabtaan deggaannadoodii ay ka qaxeen.

Bayaanka ayaa sidoo kale lagu sheegay in gargaarkii bani’aadantinimo ee la siin jiray dadka barakacay ee Tigrey uu hakad ku jiray saddexdii bilood ee la soo dhaafay, taas oo sii xumaysay ayaa la yiri, xaaladda dadka ay colaaddu saameeyeen.

Diyaar-garowga hawl-gallo millateri oo cusub oo dhawaan dowladda federaalku ku eedaysay TPLF, ayaa lagu soo hadal-qaaday bayaanka, waxaana lagu tilmaamay tallaabo lagu marin-habaabinayo xaaladda Tigrey oo ku wajahan shacabka gudaha iyo bulshada caalamka.

Warsaxaafadeedka kasoo baxay TPLF, ayaa sidoo kale lagu sheegay in bulshada gobolka Tigray ay xaq u leeyihiin inay is-difaacaan, iyadoo ugu baaqday inay taageeraan wax ay ugu yeertay xoogagga iska-caabbinta.

Bayaankan ayaa imanaya iyadoo ay dib u soo cusboonaadeen xiisadaha u dhexeeya dowladda federaalka iyo kooxda TPLF oo haatan gacanta ku haya maamulka Tigrey, iyadoo labada dhinac ay isweydaarsanayaan eedeymo ku saabsan xaaladda amniga ee gobolkaasi isla markaana ay ka digayaan suurtagalnimada in dib loogu laabto colaado hubaysan.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -06-Muxarram-1448-Hijri
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-01-1448 Hijri.

Related Stories

Khasaaraha Dhimasho Ee Toogashadii Maleeshiyada Gurguurte Ka Geysteen Tookiyo Oo Korodhay.
  • Allposts
  • Warar

Khasaaraha Dhimasho Ee Toogashadii Maleeshiyada Gurguurte Ka Geysteen Tookiyo Oo Korodhay.

August 24, 2026
Weerar Lagu Laayay Maleeshiyada Danab Oo Ka Dhacay Sh/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Lagu Laayay Maleeshiyada Danab Oo Ka Dhacay Sh/hoose.

August 24, 2026
Dhagayso Waaliga Banaadir Oo War Kasoo Saaray Dhul-boobka Gurguurte Ee Yaaqshiid.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Waaliga Banaadir Oo War Kasoo Saaray Dhul-boobka Gurguurte Ee Yaaqshiid.

August 23, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada