Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Trump oo Fadeexadeeyay Dowladda Sacuudiga “Lacago Ballaayiin Dollar Ah Ayey Nasiisay”.
  • Allposts
  • Warar

Trump oo Fadeexadeeyay Dowladda Sacuudiga “Lacago Ballaayiin Dollar Ah Ayey Nasiisay”.

July 16, 2017

Markii ugu horraysay madaxweynaha dowladda Mareykanka Donald Trump ayaa shaaciyay in lacago balaayiin dollar ah uu ka qaatay qaar katirsan dowladaha Khaliijka kadib kulankii caan baxay ee Riyadh.

Donald Trump ayaa wareysi uu siiyay shabakadda CBN News ku sheegay in ka hor intii uusan aadin wadanka Sacuudiga uu hoggaamiyaasha wadankaas shardi uga dhigay socdaalkiisa in lacago boqolaal bilyan  dollar ah heshiis ugu saxiixaan mareykanka haddii kale uusan booqan doonin.

“Ka hor intii aanan aadan Sacuudiga ayaan shardi uga dhigay in aanan booqan doonin haddii aysan lacago Boqolaal Bilyan ah nasiib, dhabtii waa fuliyeen ballantii oo heshiisyo aan Sacuudiga hub uga iibinayno ayaan lasoo galnay kulankii Riyaadh-na wuxuu ahaa mid aad uxiisa badan” ayuu yiri Trump.

Hoggaamiyaha Mareykanka oo umuuqday mid fadeexadeynayay Hoggaamiyaasha dowladaha Khaliijka ayaa carrab dhabay in uu awaamir hor leh siiyay intii uu socday kulankii ka dhacay magaalada Riyadh wuxuuna sheegay in joojinta maalgelinta waxa loogu yeero Argagaxisada uu ahaa qod qeyb ka ah shuruudaha uu ku xiray booqashada Sacuudiga.

“Sacuudiga boqolaal milyan oo dollar ayay ku bixinayaan iibsashada hubka ay soo saaraan warshadaheena, maalgashi ballaarana way ku sameynayaan wadankeena” ayuu markale yiri Trump.

Madaxweynaha Mareykanka oo aan qarin sida dowladaha Khaliijka ugu caynsanyihiin maamulkiisa ayaa farta ku goday in isagu uu mas’uul ka ahaa go’doominta lagusoo rogay dowladda Qadar “waxaan u sheegay in ay jiraan dowlado badan oo mandiqadda ah kuwaas oo maalgeliya Argagaxisada ayna muhiim tahay in la joojiyo arrinkaas waana aqbaleen tallaabtaas” ayuu yiri Trump.

Hoos Ka Daawo Trump oo Ka Hadlaya Lacagaha uu ka Helay Sacuudiga.

Xigasho Somalimemo.net

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Darsiga(6)aad Ee Kitaabka Asaasiyaatu Diin.
Next: Dhageyso Toogasho Ka Dhacday Duleedka Boosaaso.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -01-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -01-01-1448-Hijri

June 15, 2026
Ku Dhawaad 30 Qof Oo Ku Dhintay Shil Ka Dhacay Gudaha Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad 30 Qof Oo Ku Dhintay Shil Ka Dhacay Gudaha Itoobiya.

June 15, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -29-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -29-12-1447 Hijri.

June 15, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada