Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Trump Oo Sheegay Inuusan Ku Qanacsanayn Soo Jeedintii Ugu Dambeysay Ee Iiraan.
  • Allposts
  • Warar

Trump Oo Sheegay Inuusan Ku Qanacsanayn Soo Jeedintii Ugu Dambeysay Ee Iiraan.

May 2, 2026

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa xalay sheegay inuusan ku qanacsanayn soo-jeedintii ugu dambeysay ee Iiraan ee ku saabsan wadaxaajoodka dagaalka Iiraan, halka wasiirka arrimaha dibadda Iiraan uu sheegay in Tehran ay diyaar u tahay diblomaasiyad haddii Mareykanku beddelo habka uu wax u wado.

Hadalladan Trump kasoo yeeray habeennimadii xalay ayaa la sheegay inay muujinayaan in is-mariwaaga ku saabsan dagaalka laba bilood jirsaday uu sii socon doono, inkastoo uu doonayo inuu soo afjaro colaadda Iiraan oo aad looga soo hor-jeedo gudaha Mareykanka.

Dhinaca kale, xiriirka Mareykanka iyo xulafadiisa NATO ayaa sii xumaaday xalay arrinta Iran awgeed, kadib markii Mareykanku ku dhawaaqay inuu kala baxayo 5,000 oo askari oo ku sugan waddanka Jarmalka.

Trump wuxuu ku hanjabay inuu la bixi doono ciidankiisa sababo la xiriira khilaaf soo kala dhex-galay raysal wasaaraha Jarmalka Friedrich Merz (Firiidreysh Meyariz), kaas oo sheegay in Iiraaniyiintu ay ceebeeyeen Mareykanka isla markaana Washington aysan lahayn qorshe ay uga baxo dagaalka.

Sarkaal sare oo ka tirsan Pentagon-ka, oo magaciisa qariyay, ayaa sheegay in hadallada Jarmalka ay ahaayeen “aan habboonayn oo aan wax tar lahayn,” isagoo xusay in madaxweynuhu si sax ah uga falcelinayo hadalladaas waxyeellada leh.

Sarkaal sare oo ka tirsan Pentagon-ka, oo magaciisa qariyay, ayaa sheegay in hadallada kasoo yeeray Jarmalku ay ahaayeen kuwo aan habboonayn, isagoo xusay in madaxweynuhu si sax ah uga falcelinayo hadalladaasi oo uu ku tilmaamay kuwo waxyeello ku ah Maraykanka.

Inkasta oo Mareykanka iyo Iiraan ay hakiyeen dagaalka tan iyo xabbad-joojinta wixii ka dambeeyey, haddana labada dal waxay weli isku hayaan arrimo badan, oo ay ku jiraan barnaamijka nukliyeerka Iiraan iyo xakamaynta marin-biyoodka Hormuz. Iyado labada dhinac weli aysan isku raacin kulan labaad, kadib shir gaaban oo saraakiil sare ay dabayaaqada bishii dhamaatay ee April ku yeesheen Islamabad.

Madaxweynaha Maraykanka, mar uu xalay aqalka cad kula hadlayay saxafiyiinta waxa uu yiri “Waxay rabaan heshiis, laakiin… kuma qanacsani,…waxay codsanayaan waxyaabo aanan ogolaan karin,” Sidoo kale Trump wuxuu intaas ku daray in wada-xaajoodka ay la leeyihiin Iiraan uu weli ka socdo dhinaca khadka telefoonka.

Lama oga waxa saxda ah ee Iiraaniyiintu ku soo gudbiyeen soo jeedintooda cusub ee madaxweynaha Maraykanku sheegayo inay soo gudbiyeen, iyadoo Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iiraan ay ka dayrisay rajada wada-hadalladaasi isla markaana ka digtay in aan la filan natiijo deg-deg ah.

Sidoo kale goor dambe oo isla xalay ah, Donald Trump mar uu khudbad ka jeediyey Florida, in Maraykanku aanu si deg-deg ah u joojin doonin dagaalka, maadaama ayuu yiri, suuro-gal ay tahay in saddex sano ka bacdi dhibaatadu ay dib u soo laabato.

Sidoo kale goor dambe oo isla xalay ah, Donald Trump mar uu khudbad ka jeediyay Florida, wuxuu sheegay in Maraykanku aanu si degdeg ah u joojin doonin dagaalka, maadaama ayuu yiri haddii la hakiyo dagaalka ay suurtogal tahay in dhibaatadu kusoo laaban karto muddo dhowr sano gudahood ah.

Wasiirka arrimaha dibadda Iiraan Cabbaas Caraaqji ayaa sheegay in dalkiisu diyaar u yahay diblomaasiyad haddii Mareykanku joojiyo habka iyo hadallada qaab-darrada ah ee hanjabaadda iyo kicinta isugu jira, isagoo intaa ku daray in ciidamada Iiraan ay diyaar u yihiin difaaca dalkooda.

Warar kale ayaa sheegaya in Iran ay hawl-gelisay difaacyada hawada, isla markaana qorsheyneyso jawaab ballaaran haddii la weeraro, iyadoo qiimeysay suurto-galnimada in weerar Mareykanka iyo Yahuuddu ay isku dayaan in weerar kale oo nafla-caarinimo ah ay soo qaadaan.

Dhanka kale, Trump wuxuu u sheegay hoggaamiyeyaasha Kongareeska inuusan u baahnayn oggolaanshahooda si uu dagaalka u sii wado wixii ka dambeeya waqtigii kama dambaysta ahaa oo ku ekaa Jimcihii shalay, maadaama ayuu yiri xabbad-joojintu ay horey u jirtay. Waxaanu ku andacoonayaa in uusan ahayn dagaal cusub oo u baahan fasax cusub.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-11-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -15-Dulqicdah-1447-Hijri

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-01-1448-Hijri.

June 20, 2026
Sarkaal Iyo Askar Sahaayino Ah Oo Lagu Dilay Koonfurta Lubnaan.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Iyo Askar Sahaayino Ah Oo Lagu Dilay Koonfurta Lubnaan.

June 20, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 05-Muxarram-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 05-Muxarram-1448-Hijri.

June 19, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada