Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Turkiga Oo Ka Deyriyay Xaaladda Caafimaad Ee Madaxweynaha Imaaraatka Oo Xanuunsanaya.
  • Allposts
  • Warar

Turkiga Oo Ka Deyriyay Xaaladda Caafimaad Ee Madaxweynaha Imaaraatka Oo Xanuunsanaya.

February 19, 2026

Waxaa laga dayrinayaa xaaladda caafimaad ee madaxweynaha dowladda Riddada Imaaraatka Carabta kadib markii uu xanuun daran kusoo booday.

War rasmi ah oo kasoo baxay madaxtooyada Turkiga ayaa lagu sheegay in Erdogaan uu dib udhigay booqasho uu ku tegi lahaa magaalada Abu Dubai sababa laxiriira xaaladda caafimaad ee Maxamed Bin Zaayad oo sii darsatay.

“Madaxweynaha Erdogaan ayaa khadka taleefanka kula xiriiray dhiggiisa Imaaraatka Carabta Maxamed Bin Zaayad wuxuuna umuujiyay sida uu uga xunyahay xaaladda caafimaad darro ee lasoo daristay,xaaladdaas soo korortay aawgeed ayaa labaajiyay booqashadii uu madaxweynaha Turkiga ku tagi lahaa Imaaraatka Carabta”ayaa lagu yiri warka kasoo baxay xafiiska Erdogaan.

Markii qoraalka madaxtooyada Turkiga lafaafiyay ayaa baraha bulshada si aad ah layskula dhax qaaday arrintan oo aheyd xaqiijintii ugu horraysay oo rasmi ah tan iyo markii uu xanuun maskaxda ugasoo booday Mujrimka hoggaaminaya dowladda Riddada imaaraatka Carabta.

Horraantii isbuucan ayaa baraha bulshada lagu faafiyay khabarka sheegaya xanuunka madaxweynaha Imaaraatka balse majirin xaqiijin rasmi ah oo arrinkaas ku saabsan.

Max’med Bin Zaayid ayaa dunida muslimka looga yaqaan Sheydaanul Carab sababa laxiriira isagoo abaabulayo falal dembiyeedyo ka dhan ah muslimiinta, ninkan ayaa madax u ah dowlad Ridda ah oo caalamka islaamka ka geysanaysa gabood fallo islamarkaana garab iyo gaashaan u ah salibiyiinta iyo sahaayinada.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-09-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Tartan Aqooneedka Andalus {Xalqada 2-aad}.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -09-02-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -09-02-1448-Hijri

July 22, 2026
Shirkii Mucaaradka Iyo Kooxda Gurguurte Oo Fashil Ku Dhamaaday.
  • Allposts
  • Warar

Shirkii Mucaaradka Iyo Kooxda Gurguurte Oo Fashil Ku Dhamaaday.

July 22, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -08-02-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -08-02-1448 Hijri.

July 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada