Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Uganda Oo Xaqiijisay In Ciidamada AUSSOM Aysan Wax Mushaar Ah Qaadan Muddo Sanad ka Badan.
  • Allposts
  • Warar

Uganda Oo Xaqiijisay In Ciidamada AUSSOM Aysan Wax Mushaar Ah Qaadan Muddo Sanad ka Badan.

July 15, 2026

R/Wasaaraha Uganda haweenayda lagu magacaabo Robinah Nabbanja ayaa shaaca ka qaadday in muddo dheer aysan wax mushahar ah qaadan ciidamada Uganda ee duullaanka saliibiga ah ku jooga Soomaaliya, qaybtana ka ah hawl-galka isbahaysiga Afrikaanta.

Iyadoo ka jawaabaysa su’aalo ay weydiiyeen xildhibaannada baarlamaanka daaquudka Uganda, ayey sheegtay in xukuumadda Kampala ay ka hawl-gashay arrintan isla markaana ay dhawaan kala xaajootay golaha Midowga Afrika balse weli aan xal loo helin mushaar siinta ciidamada.

Gilbert Olanya oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Uganda lagana soo doortay deggaanka Kilak South County, ayaa R/Wasaaraha hor-dhigay waydiin uu ku muujiyey walaaca xooggan ee ku dul-hoganaya ciidamadooda ku sugan Soomaaliya kuwaas oo muddo ka badan sanad aan wax mushahar ah iyo magdhow midna aan qaadan.

Olanya ayaa xusay in askar badan oo Yugaandheys ah oo muddo dheer ka dagaallamayey gudaha Soomaaliya ay dib ugu laabteen dalkooda iyagoo faramaran oo aan wax mushaar ah lasiinin halka askartii ku dhimatay dagaalladaas-na aan laga bixin wax magdhow ah.

“Askarta qaar waa la soo celiyay, nasiib darro, qaar kale waa la dilay. Waxaan jeclaan lahaa inaan ogaado qorshaha dowladda ee ku aaddan bixinta mushaharka iyo magdhow-ga kuwa aan weli la siin ee ka yimid Soomaaliya,” ayuu yiri Olanya.

“Bishii Febraayo ee sanadkan, madaxweynaha ayaa ii igmaday inaan tago Itoobiya oo aan la kulmo Midowga Afrika, sababtoo ah, sida aad la socotaan, muddo dheer ayay askarteennu ahaayeen kuwo aan mushaharkooda helin,” ayay tiri haweenayda R/wasaaraha ka ah Yugaandha

Waxa kale oo haweenaydan R/Wasaaraha ka ah Uganda ay ku tiraabtay erayo laga dheehan karo kaarto-bax iyo beerlaxawsi oo xubnaha baarlamaanka ay kaga codsatay in loo soo gudbiyo magacyada askarta Uganda ee ku geeriyootay dagaallada Soomaaliya.

Dowladda saliibiyadda Yugaandha waxaa soomaaliya uga sugan kumanaan kun oo askari kuwaas oo dalkan qaab calooshood ushaqeystanimo uga dagaallamayay ku dhowaad 20 sanadod xiriir ah.

Qaylo-dhaantan kasoo yeeraysa baarlamaanka Uganda ayaa imanaysa xilli ay sii laba laxaadsadeen caqabadaha amni iyo kuwa dhaqaale ee dul-hoganaya ciidamada Kufaarta Afrikaanta ah isla markaana Maraykanku uu dhawaan si cad u sheegay in gebi ahaanaba uu dhammaadka sannadkan jarayo taageeradii kala duwanayd ee uu siin jiray ciidamada Afrikaanta ee ku sugan Soomaaliya.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -30-01-1448-Hijri
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 01-02-1448-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-03-1448-Hijri

September 8, 2026
Itoobiya Oo AUSSOM Uga Faaa’ideysanaysa Danaheedaa Gaarka Ah (WARBIXIN).
  • Allposts
  • Warar

Itoobiya Oo AUSSOM Uga Faaa’ideysanaysa Danaheedaa Gaarka Ah (WARBIXIN).

September 8, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -26-03-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -26-03-1448 Hijri.

September 8, 2026

Sawirro

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada