Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • UK Oo Xabsi Daa’in Ku Xukuntay Muslim Si Cajiib Ah Ufarsameeyay Walxaha Qarxa [Warbixin].
  • Allposts
  • Warar

UK Oo Xabsi Daa’in Ku Xukuntay Muslim Si Cajiib Ah Ufarsameeyay Walxaha Qarxa [Warbixin].

October 10, 2017

Maxkamad ku taalla Wadanka Ingiriiska ayaa Xukun Xabsi ah daa’in ah waxay ku ridday Nin Muslim ah oo lagu magacaabo Zaahid Xuseen, kaas oo Maxkamaddu ay sheegtay in lagu helay waxa loogu yeeray fal Argagixiso ah iyo inuu qorsheynayay fulinta weerar lagu laayo dad badan oo ka dhaca Wadankaasi.

Zaahid Xuseen oo 29 jir ah kana soo jeeda magaalada Birmingham ayaa dacwad soo oogayaashu waxay sheegeen inuu farsameeyay Bam Macmal ah, islamarkaana uu ka sameeyay Makiinadda Raashiinka lagu kariyo iyo Laambadaha Iftiinka loo adeegsado, isagoona ugu dambeyntii soo saaray Bam uu culeyskiisu uu dhan yahay 1.6 Kiilogaraam.

Sidoo kale dacwad soo oogayaashu waxay sheegeen in Ninkani uu si aad ah u daalacan jiray baraha Internetka ee taageera Jamaacaatka Jihaadiga ah, iyadoona laamaha ammaanka ay gurigiisa kasoo heleen Kutub iyo Qoraallo ku saabsan dagaalka Xarbu Cisaabaatka iyo sida Qaraxyada loo farsameeyo.

Dhallinyarada Muslimiinta ee howl-gallada kaligii-duulnimada ka fuliya Waddamada reer galbeedka ayaa si aad ah ugu taxan Majaladda Luqadda Englishka ku baxda ee Inspire ee ay soo saarto Mu’assada Al-Malaaxim ee garabka Warbaahineed ee Mujaahidiinta Al-Qaacidda ee Jaziiratul Carab, taas oo lagu daabaco Maqaallo iyo Towjiihaat ku saabsan sida ay dhallinyarada Muslimiintu howl-gallo Jihaadi ah uga fulin karaan gudaha Waddamada reer galbeedka.

Bishii August ee sannadkii 2015 maalmo ka hor inta la qaban Zaahid Xuseen, waxay Hey’adaha ammaanka ee dalka Ingiriiska ay sheegeen inuu si joogto ah u tagi jiray Bosteejada Tareennada aga raaco ee ” West Coast”ee magaalada Biringham.

مصابيع صغيرة ووعاء ضغط

Ninkan Muslimka ah ayaa waxaa lagu eedeeyay inuu doonayay in weerar kaligii duulnimo ah uu ka fuliyo Bosteejadaasi oo ka mid ah Bosteejooyinka ugu muhiimsan ee Tareennada laga raaco ee dalka Ingiriiska.

Sanadihii ugu dambeeyay waxaa dalalka reer galbeedka ka dhacayay weerarro kaligii duulnimo ah oo ay fulinayaan dhallinyaro Muslimiin ah oo ka dhiidhiyay Xasuuqa ay Isbaheysiga Saliibiga ah ee reer galbeedku ka geysanayaan dhulalka Muslimiinta, waxaana meelaha ay weerarradaasi ka dhaceen ka mid ah Waddamada Ingiriiska, Faransiiska, Biljamka iyo Waddamo kale.

Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay inay kor u qaaday herka feejignaata ammaanka ee dalkeeda, iyadoona xustay in bilihii lasoo dhaafay ay qab qabtay tobonaan dhallinyaro oo Muslimiin ah, kuwaas oo lagu eedeeyay inay qorsheynayaan weerarro abaabulan oo ay ka geystaan gudaha dalkaasi.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Askarta Dowlada Iyo Kuwa Shisheeyaha Oo La Weeraray.
Next: Weerar Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Kismaayo.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026
Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.

June 16, 2026
Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada