Skip to content

Primary Menu
  • Home
  • Allposts
  • Waddooyinka Muqdisho Oo Maanta Xiran.
  • Allposts
  • Warar

Waddooyinka Muqdisho Oo Maanta Xiran.

May 15, 2023

Magaalada Muqdisho ee caasimadda waddanka waxay saaka mar qura dadkeedu ku waabariisteen waddooyin xiran iyo maleeshiyaad ku hubeysan gaadiidka dagaalka oo gaafwareegaya waddooyinka.

Kooxda Riddada Soomaaliya ayaa xiratay waddooyinkan, xilli maanta ay ku beegan tahay markii sannad ka hor xilka madaxweynaha kooxda Riddada Somalia loo doortay murtad Xassan Gurguurte.

Sannad kaddib waxay bulshada ku dhaqan caasimada Soomaaliya saaka ku waabariisteen waddooyinka muhiimka ah oo loo xiray murtad Gurguurte, taas oo timid ka dib cabsi laga qabo howlgallada mujaahidiinta.

Ilo wareedyo ku sugan gobolka Banaadir ayaa soo sheegay in inta badan waddooyinka caasimadda ay maanta yihiin kuwa haawanaya, laguna soo daadiyay maleshiyaadka Riddada gaar ahaan kuwa madaxtooyada ee loo yaqaan koofiya casta.

Sababta ugu wayn ee loo xiray waddooyinka ayaa lagu sheegay in murtad Xasan Sheekh uu ubax dhigi doono mid ka mid ah taallooyinka ay ka dhisteen caasimadda, waxaana dhammaan hakad ku jira isku socodka dadka iyo midka gaadiidka.

Sawirro laga soo qaaday waddooyinka Xamar ayaa muujinayay waddooyinka oo ah kuwa haawanaya,  isla markaana maleeshiyaadka Riddada ay dadka shacabka ah ka hor istaageen inay maraan waddooyinka qaar.

Ma ahan markii ugu horreysay oo waddooyin loo xiro madaxa kooxda Riddada Somalia, waxaana caado ka noqotay Muqdisho in maleeshiyaatka Riddada ay xirtaan waddooyinka xilliyada ay kooxda Riddada dhiganayso xafladaha.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -25-10-1444-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -25-10-1444 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-03-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-03-1448 Hijri.

August 29, 2026
82 Qof Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Suudaanta Koonfureed.
  • Allposts
  • Warar

82 Qof Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Suudaanta Koonfureed.

August 29, 2026
Daawo Muuqaalka Weerar Lagu Beegsaday Maleeshiyo Ku Sugnaa Duleedka Teedaan.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Warar

Daawo Muuqaalka Weerar Lagu Beegsaday Maleeshiyo Ku Sugnaa Duleedka Teedaan.

August 29, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada