Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Wafdi Uu Hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibadda Yahuudda Oo Gaaray Hargeysa.
  • Allposts
  • Warar

Wafdi Uu Hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibadda Yahuudda Oo Gaaray Hargeysa.

January 7, 2026

Wafdigaan oo uu hoggaaminayey Wasiirka Arrimaha Dibadda Yahuuda gaalka lagu magacaabo “Gidiyon Saa-ar” ayaa shaley ka dagtay magaalada Hargeysa, xilli siweyn loo ilaalinayey amniga wafdiga Yahuuda.

Xubnahaan Yahuuda ayaa toos uga soo duulay caasimada Yahuuda ee Tallaabiib, iyagoo ay galbinayeen diyaarado militry oo Yahuuda ay leeyihiin kuwaasi oo ilaalinayey amniga xubnaha Yahuuda ee wafdigaan kuwaasi oo lagu arkayey hawada magaalada Hargeysa iyagoo dul-heehaabaya.

Wafdiga Yahuuda ayaa kulan la qaatay madaxa maamulka ridada ee Somaliland murtad C/Raxmaan Cirro, iyagoona u sheegay inay ku faraxsan yihiin inay aqoonsadaan Somaliland, islamarkaana ay fulin doonaan qodobada ku xusan aqoonsiga Somaliland.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Yahuuda ayaa sheegay in R/Wasaaraha Yahuuda uu martiqaad usoo diray murtad Cirro taasoo ah inuu booqasho ku yimaado caasimada Yahuuda ee Tallaabiib.

Shirjaraa’id oo ay si wadajir ah u wadaqabteen Wasiirka Arrimaha Dibadda Yahuuda, iyo murtad Cirro ayaa ka dhacay madaxtooyadda maamulka ridada ee Soomaliland ee magaalada Hargeysa.

Ugu horeentii shirkaasi jaraa’id waxaa ka hadlay Wasiirka Arrimaha Dibadda Yahuuda wuxuuna Yirri. wuxuuna yiri: “Somaliland waa dowlad ay u dhameystiran yihiin teerarka dowladnimada taasoo ku dhisan kuna dhaqanta qawaaniinta caalamiga ah, waana dowlad dimuquraadi ah oo madax banaan muddo ku dhow 35 sano, waxay sameeyeen doorashooyin dimuquraadi ah dhammaadkii bishii November sanadkii 2024-kii, iyagoo si nabad galyo ah xukunka ku kala wareegay. Somaliland waa mid garab u ah Reer-galbeedka, saaxiibna la ah Israel. Mudane madaxweyne waxaa sharaf u ah Israel inay noqotay dowladdii ugu horeeysay oo ka tirsan Qaramada Midowbay oo aqoonsatay in Somaliland ay tahay dowlad madax banaan”.

Sidoo kale, waxaa shirkaasi jaraa’id ka hadlay murtad C/Raxmaan Cirro oo sheegay in Soomaliland ay mardhow safaarad ka furan doonto caasimada Yahuuda ee Tallaabiib, nuqul ka mid ah hadalkiisa ayaa u dhignaa sidan: “Aad baan kugu mahadcelinayaa mudane, waxaana ku dhawaaqayaa inaan aqbalay booqashada iyo martiqaadka uu inoo fidiyey R/Wasaaraha Israel, faahfaahinta booqashadaasina waxaa lagu soo gudbin doonaa duruq dublamaasi ah. Waxaana i faraxgalinaya inaan dhaho anigoo ku faanaya oo aanan ka leex-leexanaynin inaan safaarad ka furan doono Israel”.

Booqashada wafdiga Yahuuda ayaa kusoo aadaysa xilli wali ay taagan tahay saameynta ka dhalatay aqoonsiga Yahuuda ay aqoosadeen maamulka ridada ee Somaaliland, waxaana imaanshaha wafdiga Yahuuda ay dhabarjab xooggan ku tahay kooxda ridada Soomaaliya oo sheegan jirtay inay maamulaan hawada Soomaaliya oo aysan soo gali karin cid aanan iyaga fasax ka heysan.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 18-07-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -18-07-1447 Hijri.

Related Stories

Dhagayso Andalus Podcast: MaxaaLaga Xasuustaa Tajribadii Xerada Qaxootiga Aala-Yaasir Ee Laga Hirgeliyey Wilaayada Sh/hoose.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: MaxaaLaga Xasuustaa Tajribadii Xerada Qaxootiga Aala-Yaasir Ee Laga Hirgeliyey Wilaayada Sh/hoose.

June 11, 2026
Aadan Madoobe Oo Noqday Hoggaamiyaha Cusub Ee Maamulka ‘Koonfur-galbeed’.
  • Allposts
  • Warar

Aadan Madoobe Oo Noqday Hoggaamiyaha Cusub Ee Maamulka ‘Koonfur-galbeed’.

June 11, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 25-12-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 25-12-1447-Hijri.

June 11, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada