Warbaahinta kala duwan ee dalka Kenya ayaa saacadihii lasoo dhaafay si weyn u tebinaysay weerar culus oo shalay lagu gummaaday ciidamada Kenya, kaas oo geesiyada tawxiidka ee Shabaabul-mujaahidiin ay shalay ka fuliyeen gobolka Mandheera ee ku hoos-jira gumaysiga Kenya.
The Star oo ka mida wargeysyada ugu waaweyn dalka Kenya, kuna jiray warbaahinnadii aadka uga hadlay hawl-galkan ayaa xaqiijiyey in askarta weerarkaasi ku bakhtiday ay ka mid ahaayeen 5 sarkaal oo ka tirsanaa ciidamada ammaanka ee dalka Kenya.
Saraakiisha ku le’atay qaraxan ayaa afar ka mid ah wargeysku sheegay inay ka tirsanaayeen kooxda qaabilsan hawl-gallada gaarka ah ee magacooda loo soo gaabiyo (SOG), halka sarkaalka shanaad-na uu ka tirsanaa ciidamada booliska.
Saraakiishan ayuu wargeysku sheegay inay dhinteen kadib markii ay miino la kacday gaari ay saarnaayeen, iyadoo sidoo kalena laamaha ammaanka ee waddanka Kenya ay xaqiijiyeen in ay jiraan saraakiil ciidan oo kale oo iyaguna ku dhaawacantay qaraxaasi.
Hawl-galkan ayuu wargeysku ku tilmaamay mid ka mid ah weerarradii ugu dhimashada badnaa ee maalmihii u dambeeyay soo gaaray ciidamada Kenya. Waxaanu xusay in Miinadu ay qaraxday ka hor inta aysan Mujaahidiintu bilaabin weerar isku dubbaridan oo halkaasi ka dhacay.
Kadib markii xaaladdu ay ku xumaatay ciidamada Kenya ayuu wargeysku xusay in loo diray ciidamo kale oo gurmad ah, kuwaas oo iyagana uu sheegay inay ku dhaceen kamiin ay u dhigeen mujaahidiintu, isla markaana laga qarxiyey gaari gaashaaman oo ay wateen.
Askartii iyo saraakiishii ku dhaawacantay weearrkaasi ayuu wargeysku sheegay in goor dambe loo daad-gureeyey cisbitaal ku yaalla magaalada Nairobi, halkaas oo ay ku booqdeen saraakiil sare oo ka tirsan laamaha ammaanka ee waddanka Kenya, iyadoo wargeysku uu soo bandhigay sawirrada qaar ka mida dhaawacyadaasi.
Wargeysku wuxuu ka dhawaajiyey in weerakani uu hoosta ka xariiqayo khatar joogta ah oo sii xoogaysanaysa oo muddooyinkan dambe ciidamada Kenya ay kala kulmayaan Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ka hawl-gala dhulka Kenya ay xoogga ku haysato.
Weerarkan iyo sidoo kale weerarro kale oo dhawaan ka dhacay isla gobolka Mandheera iyo weliba Gaarisa ayuu wargeysku ka sanqariyey inay kusoo beegmayaan xilli dowladda Kenya ay kor u qaadday hawl-gallada amniga ee lagu ilaalinayo hey’adaha dowladda ee ka hawl-gala deggaannadaasi.
Si kastaba ha ahaatee, weerarkan shalay ka dhacay Mandheera ayay mujaahidiintu dhegta dhiigga ugu dareen ugu yaraan 15 isugu jiray saraakiil iyo askar ka tirsanaa ciidamada Kenya, halkan ugu yaraan 10 kale oo iyaguna isugu jira askar iyo saraakiil lagu dhaawacay weerarkaasi.
Waxa kale oo geesiyada tawxiidka ee bariga Afrika ay weerarkan ku gubeen ugu yaraan 1 gaari oo Taw ah iyo 5 mooto, oo ka mid ahaa mootooyin ay ku roondaynayeen ciidamada Kenya. Halka 1 mooto, saanad millateri iyo agab kale oo caafimaad ay mujaahidiintu kusoo qaniimaysteen weerarkaasi.
Waxa xusid mudan in haraadigii ciidamada Kenya ee weerarkaasi ka badbaaday ay ku kala firxadeen hawdka, halkaas oo baadi-goob xooggan ay ka bilaabeen diyaaradaha Helicopterka, kuwaas oo dowladda Saliibiyada Kenya ay kusoo xirtay cod-baahiyeyaal.