Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Warbixin: Waa Kuma Yaxye Al-Sinwaar Hoggaamiyaha Cusub Ee Xarakada XAMAAS.?
  • Allposts
  • Warar

Warbixin: Waa Kuma Yaxye Al-Sinwaar Hoggaamiyaha Cusub Ee Xarakada XAMAAS.?

February 15, 2017

XAMAASDhaq dhaqaaqa wax iska caabinta islaamiga XAMAAS ee ka dagaallama dhulalka Filasdiin gaar ahaan magaalada Ghaza ayaa hoggaamiye cusub doortay.

kooxda Xamaas maamulkeeda marinka Ghaza waxaa wax ka badan 11 sanadood hoggaaminayay ninka lagu magacaabo ismaaciil Haniyah kaasi oo taariikh ku lahaa dagaalladii cadawga lala gelay islamarkaana ku lug lahaaday wadahadallo aan guuleysan oo dhaxmaray fatax iyo xamaas kadib markii ciidankii maamulka fatax laga eryay Marinka Ghaza sanaddii 2007.

Waxa loo yeero beesha caalamka ayaa caalami ahaan aqoonsan maamulka kajira magaalada Rammala ee calmaaniyiintu maamulkaan halka Ururka xamaas ay ku sumadeeyeen liiska waxa argagaxisada loogu yeero.

Hadaba hoggaan cusub ayay xamaas umaga caawday marinka Ghaza iyadoona lafilayo in isbedel cusub lagu sameeyeen xafiiska siyaasadda ururka xamaas oo badanaa ka howlgala dibadda.

War rasmi ah oo kasoo baxay hoggaanka ururka xammaas ayaa lagu sheegay in Yaxye alsinwaar uu yahay hoggamiyaha rasmiga ah ee xamaas isagoo bedelay ismaaciil haniyah.

Hoggaamiyahan cusub ayaa taariikh dahabi ah kulahaa jihaadka filasdiin wuxuuna xarrakada gudaheeda ku leeyahay saameyn dhan walba ah, Yaxye wuxuu xamaas kamid noqday xilligii ay manhajka jihaadiga ku dhageneed wuxuuna lasoo noolaaday sheikh axmed Yaasiin iyo C/caziiz alrantiizi.

Yaxye Alsinwaar ayaa ku dhashay Mukhayam kuyaal magaalada khan Yoonis sanadku markii uu ahaa 1962, inta badan noloshiisa wuxuu ku qaatay hoggaaminta dagaalka muqaawamada filasdiin sanaddi 1988 ayuu ku dhacay gacanta ciidanka yahuudda isagoo muddo 20 sano ka badan ahaa maxbuus balse markii dambe ayaa lagasii daayay xabsiga wuxuuna kamid noqday boqolaal maxaabiis ah oo xammaas ay ku bedelatay askarigii Yahuudiga galcaad shaaleed.

Sida wariyaashu sheegayaan Yaxye wuxuu ahaa qofkii ugu horreeyay ee aas-aasay nidaamka amniga Xamaas kaasi oo loollan adag kula jira sirdoonada dhagarta badan ee Yahuudda Sahyuuniyadda sidoo kale wuxuu kamid ahaa aas-aasayaashii katiibada cizudiin alqassaam.

Hogaamiyaha cusub ee xamaas ayaa ka caraysiiyay Yahuudda waxaana dhulka filasdiin laga hadal hayaa isbedellada uu la imaan karo.

Saxafi wax falanqeeya oo ku sugan Marinka Ghaza ayaa sheegay in yaxye uu yahay nin khibrada badan leh sida milleteriga amniga iyo siyaasadda islamarkaana taageero shacbiyadeed ku dhax leh magaalada Ghaza doorashadiisana wuxuu ku tilmaamay mid dabiici ah oo qeyb ka ah hab maamulka udeggan xoogaga muuqawamada filasdiin

Falanqeeyayaasha ujanjeera dhanka mucaskarka calmaaniyiinta ee maamulka magaalada Rammallah waxay sheegayaan in doorashada Yaxye aysan wax sidaas uweyn kusoo kordhin doonin xamaas balse uu noqonayo markii ugu horraysay oo nin melleteri ah uu madax unoqdo ururka xmmaas halka kuwii hore ay ahaayeen siyaasiyiin maamula makaatibta siyasadda.

Sirdoonka Yahuudda ayaa Yaxye Al-Sinwaar ku tilmaama wasiirka difaaca Xamaas waana aas-aasaha hay’adda sirdoonka Xamaas ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaan Majdi, sidoo kale Alsinwaar ayaa la sheegaa in uu aas-aasay Garabka Cizuddiin Alqasaam oo ah garabka melleteri ee xarakada.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Cudurka Shuban Biyoodka Oo Ku Dhawaad 200 Ruux Ku Dilay Gobalka Baay.
Next: Kolanyo Itoobiyaan Ah Oo Beledweyne Lagu Qarxiyay.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.

April 27, 2026
Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri

April 26, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada