Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Wargeyska The Telegraph: Daruurta Kacdoon Islaami Ah Oo Dul-hoganaysa Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Wargeyska The Telegraph: Daruurta Kacdoon Islaami Ah Oo Dul-hoganaysa Somalia.

August 12, 2025

Wargeyska laga leeyahay dalka Ingiriiska ee The Telegraph ayaa daabacey warbixin dheer oo uu kaga warramayo sida Mujaahidiinta Alshabaab ay qarka ugu saaran tahay inay la wareegaan caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Wargeyska ayaa xusay in mujaahidiintu ay 25mile oo kaliya u jirto Muqdisho halka kooxda Riddada Soomaaliya ay wajahayso khilaafaad gudeed iyo musuqmaasuq baahsan, iyadoo markasta shacabka ku maaweelisa in aan lala wareegayn Muqdisho.

Warbixintu waxay magacdhowday gabar lagu magacaabo Fartuun oo maqaayad ku haysata Muqdisho gabadhaasi waxa ay ka warrantey in markasta ay qaar kamida macaamiisheeda ka maqasho hadalhaynta xooggan ee ah in Alshabaab ku soo dhawaadeen magaalada Muqdisho.

Waxa ay Fartuun intaa ku dartey sida warbixintu xustay in dadka macaamiisha ah ee ka hadlaya arrimahaasi ay codka hoos u dhigaan markii ay ogaadaan in la dhegaysanayo.

Ka hadalka arrimaha ku saabsan mujaahidiinta ayaa noqday arrin xasaasi ah oo aan lagaga hadli karin goobaha dadweynuhu ku badan yihiin iyaga oo shacabku ka cabsanayaan maamulka Xasan Sheekh ee saliibiyiintu taageeraan.

Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa tan iyo bilowgii sannadkan la wareegtay magaalooyin badan oo ay ugu dambeeyeen Maxaas iyo Moqokori.

Beesha gaalada caalamka ama qaar ka mid ah indha-indheeyayaasha caalamiga ah ayaa tilmaamaya in goobaha ay Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab qabsanayaan dadka ku dhaqan ay u ballan-qaadayaan caddaalad iyo shareecada islaamka, taas oo u eg wixii ay Daalibaan ku baaqi jirtey intii aaney qabsan Afgaanistaan, ayay lagu xusay warbixinta.

Kuwa loogu yeero deeqbixiyeyaasha oo Ingiriisku ka mid yahay ayuu Wargeysku xusay in ay wajahayaan qulub iyo niyadjab.

Nin lagu magacaabo Ashley Jackson oo ah cilmibaare ayaa sheegaya in Alshabaab iyo Daalibaan isku mid yihiin halka Dowladdii Afgaanistaan iyo ta hadda Soomaaliya ka jirtaa isku masiir yihiin oo labadooduba ay ka dhasheen dagaalka lagula jiro “argagixisada” oo ay ula jeedaan jihaadiyiinta.

Ashley Jackson waxa kale oo uu intaa ku darey in Alshabaab iyo Daalibaan isku hannaan u dhisan yihiin.

Warbixintan oo dheerayd waxa ay muujinaysaa sida Jihaadiyiintu ay u yihiin awood aan la dheyelsan karin oo la wareegi doonta guud ahaan Soomaaliya.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -18-02-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -19-02-1447-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-11-1447-Hijri

April 21, 2026
Iiraan Oo Ka Hor-timid Safiirka Yahuuddu Usoo Magacaabay Maamulka ‘Somaliland’.
  • Allposts
  • Warar

Iiraan Oo Ka Hor-timid Safiirka Yahuuddu Usoo Magacaabay Maamulka ‘Somaliland’.

April 21, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -04-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -04-11-1447 Hijri.

April 21, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada