Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Washington Oo Farriimo Udirtay Dadka Heysta Dhalashada Mareykanka Ee Ku Sugan Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Washington Oo Farriimo Udirtay Dadka Heysta Dhalashada Mareykanka Ee Ku Sugan Muqdisho.

July 26, 2026

Dowladda saliibiyadda Mareykanka ayaa ku wargelisay dadka heysta baasaboorka dalkeeda ee xubnaha ka ah kooxda Riddada Soomaaliya in ay isku diyaariyaan suurtagalnimada isbedel ay ku sameyso siyaasadeeda ku wajahan Soomaaliya.

dhammaan xubnaha heysta dhalashada Amerikaanka ayaa looga yeeray xerada Xalane halkaas oo ay ku taal safaaradda Mareykanka, ilo wareedyo ayaa sheegaya in saraakiisha Mareykanka ay usheegeen xubnaha in ay isku diyaariyaan isbedel 60-ka maalmood ee soo socda.

diblumaasiyiinta dowladda saliibiyadda Mareykanka ayaa muujiyay sida ay uga niyad jabsanyihiin natiija la’aanta wadahadalladii udhaxeeyay Xasan gurguurte iyo siyaasiyiinta mucaaradka ah arrinkaas oo sababay in dowladaha reergalbeedka ay joojiyaan taageeradii ay siin jireen murtadiinta.

Mareykanka ayaa qorshaynaya in dhammaan diblumaasiyiintiisa iyo shaqaalihiisa uu kala baxo xerada Xalane islamarkaana uu xiro safaaraddiisa marka lagaaro dabayaaqada sanadkan 2026 kolkaas oo laga yaabo in isbedello amni ay ka dhacaan soomaaliya.

Sida ay xoguhu sheegayaan Mareykanka ayaa marka uu joojiyo dhaqalaha uu siiyo ciidamada afrikaanta wuxuu sidaas si lamid ah joojin doonaan lacago malaayiin dollar ah oo uu ku kabi jiray miizaaniyadda kooxda Riddada Soomaaliya.

Qaar kamid ah wasiirrada iyo xildhibaannada kooxda Riddada ee Xalane looga yeeray ayaa muujiyay in Mareykanku uu ka caraysanyahay sida Xasan Gurguurte uu keydadka shidaalka ugu gacan geliyay Turkiga arrinkaas oo muujinaya in cadowga dalka kusoo duulay uu dhaxdiisa isku heysto boobka kheyraadka soomaaliya.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -12-02-1448-Hijri
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 12-02-1448-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -27-Rabiicul-awal-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -27-Rabiicul-awal-1448-Hijri.

September 9, 2026
Dhagayso Faahfaahinta Dagaalladii Lagu Jebiyay Maleeshiyada Gurguurte Ee Duleedka Baardheere.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Faahfaahinta Dagaalladii Lagu Jebiyay Maleeshiyada Gurguurte Ee Duleedka Baardheere.

September 9, 2026
Dagaallo Lagu Jebiyay Maleeshiyada Gurguurte Oo Ka Dhacay Duleedka Baardheere+Khasaaraha.
  • Allposts
  • Warar

Dagaallo Lagu Jebiyay Maleeshiyada Gurguurte Oo Ka Dhacay Duleedka Baardheere+Khasaaraha.

September 9, 2026

Sawirro

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada