Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weerar Askar Lagu Dhaawacay Oo Ka Dhacay Magaalada Paris.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Askar Lagu Dhaawacay Oo Ka Dhacay Magaalada Paris.

August 9, 2017

Lix  Askari oo Booliis ah ayaa dhaawacmay kadib markii Nin gaari kaxeynayay uu jiiray koox ka tirsan Ciidamada Ammaanka Faransiiska oo ku sugnaa magaalada Paris ee Caasimadda u ah Wadankaasi.

Shilkan ayaa Sideedii Subaxnimo ee saakay xilliga dalka Faransiiska waxa uu ka dhacay Xaafadda Livalwo ee ku taalla Waqooyi galbeed ee magaalada Paris.

Ugu yaraan laba Askari oo ka mid ah Ciidamadii ku dhaawacmay weerarkaas ayaa lagu soo warramayaa inay xaaladooda liidato, iyadoona la dhigay Isbitaal kuyaalla magaalada Caasimadda ah.

Ninka kaxeynayay gaariga Ciidamada lagu jiirsiiyay ayaa la sheegay inuu baxsado, iyadoona goobta ay soo gaareen Askar badan oo Bileys ah, kuwaas oo billaabay baaritaanno ay ku raadinayaan Ninka weerarkaasi geystay.

Weerarkan waxa uu imaanayaa xilli bilihii lasoo dhaafay kor loo qaaday ammaanka magaalooyinka waaweyn ee dalka Faransiiska, taas oo ka dambeysay markii ay sii kordheen weerarrada kaligii-duulnimada ah ee ay geysanayaan dhallinyarada Muslimiinta ah ee ka dhiidhinaya kaalinta uu Faransiisku ku leeyahay duullaanka Saliibiga ah ee ka dhanka ah Muslimiinta Caalamka.

Bishii November ee sannadkii 2015-kii, waxaa dalka Faransiiska ka dhacay weerarradii ugu khasaaraha badnaa abid ee dalkaasi soo mara, waxaana dhintay inkabadan boqol qofood markii dhallinyaro Muslimiin ah ay weerareen goob lagu caweeyo oo ku taalla magaalada Paris.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Taliye Ku Xugeenkii Saldhiga Boosaaso Oo La Dilay.
Next: Qarax Lala Beegsaday Kolanyo Itoobiyaan Ah.

Related Stories

Khasaaraha Weerarkii Duleedka Buulo-mareer Oo Kordhay Iyo Saraakiil Lagu Qarxiyay Bardaale.
  • Allposts
  • Warar

Khasaaraha Weerarkii Duleedka Buulo-mareer Oo Kordhay Iyo Saraakiil Lagu Qarxiyay Bardaale.

June 15, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 29-12-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 29-12-1447-Hijri.

June 15, 2026
Maamullada Axmed Madoobe Iyo Qoorqoor Oo Eedayn Kulul U Jeediyay Kooxda Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Maamullada Axmed Madoobe Iyo Qoorqoor Oo Eedayn Kulul U Jeediyay Kooxda Gurguurte.

June 15, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada