Howlgal ciidamada Mujaahidiintu ay ka fuliyeen xadka kala qaybiya wilaayaadka Galgaduud iyo Sh/dhexe, ayaa lagu dilay laba murtadiin ah, halka lagu dhaawacay mid kale, waxaana lagu soo qaniimeystay mooto, qori Saban ah iyo Qori Ak-47 ah, halka lagu gubay mooto kale.
Dhanka Mandheera ee dhulka NFD, waxay ciidamada Mujaahidiintu dagaal culus oo toos ah ku qaadeen saldhigga ciidamada Kufaarta Kenya kaga suganyihin deegaanka Ceel-raamo ee degmada Ceelqaalow ee gobalka Mandheere.
Saldhiggan waxaa ka dhacy dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, lama soo sheegin inta uu leegyahay khasaaraha dagaalkan kasoo gaaray ciidamad Kufaarta Kenya.