Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weerar Lagu Dilay Askar Faransiis Ah.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Lagu Dilay Askar Faransiis Ah.

July 12, 2017

Wararka ka imaanaya dalka Maali oo dhaca Galbeedka Qaarada Afrika waxey sheegayaan in saacadihii lasoo dhaafay qeybo ka mid ah dalkaasi ka dhacay weerar khasaara badan dhaliyay.

Weerarkan oo loo adeegsaday qarax miino waxaa lala beegsaday kolanyo ka tirsan ciidamada dowlada Nasaarada Faransiiska ee duulaanka ku jooga dalka Maali kuwaasi oo ku socdaalayay qeybo ka mid ah dalkaasi.

Qaraxa waxa uu sigaar ah kaga dhacay agagaarka deegaan ku dhawaad 20-KM u jira magaalada Tessalit oo ah magaalo dhacda dhanka Galbeed dalka Maali gaar ahaan xadka dalkaasi uu lala leeyahay dalka Murataniya.

Wararkii ugu dambeeyay ee qaraxa waxey sheegayaan in miinada gabi ahaan ay burburisay gaari nooca Gaashaaman ah oo ay wateen kolanyada Faransiiska.

Sidoo kale qaraxa waxaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday Saddex askari oo ka mid ah askartii Faransiiska ee lasocotay gaariga ay miinada burburisay.

Dhanka kale Qarax culus oo lala beegsaday kolanyo ka tirsan ciidamada Isbaheysiga ee duulaanka ku jooga dalka Maali ayaa ka dhacay gudaha magaalada Keydaal oo dhacda dhanka Waqooyi ee dalkaasi.

Qaraxa ayaa burburiyay gaari nooca dagaalka ah waxaa ku dhaawacmay saddex askari oo ka tirsan ciidamada isbaheysiga ee Maali ku duulay kuwaasi oo ilo wareedyo hoose ay xaqiijiyeen in dhaawacyadooda culusyihiin.

Maalmo ka hor ayeey aheed markii weerar lagu qaaday ciidamo ka tirsan dowlada daba dhilifka Maali gaar ahaan kuwa qaabilsan ilaalinta Xuduudaha uu ka dhacay saldhig ku yaala deegaan ka tirsan gobalka Mopti.

Ragga hubeysan ee weerarka fuliyay ayaa si toos ah ula wareegay gacan ku heynta saldhiga waxeyna sidoo kale gacanta ku dhigteen hub kala duwan oo saldhiga ay kaga carareen ciidamada Xuduudaha ee maamulka Maali.

Qoraal rasmi ah oo ay baahisay Mu,asasada Azallaaqah ayey Mujaahidiinta Jamaacada U Gargaaridda Islaamka iyo Muslimiinta ee taabacsan Mujaahidiinta Al-qaacidah ee dhulka Magribul Islam ku Sheegteen mas,uuliyadda Saddex-daasi weerar ee ka kala dhacay deegaano iyo degmooyin ka tirsan dalka Maali.

Dhawaan ayey aheed markii ciidamada Mujaahidiinta Jamaacada U Nusreynta Islaamka iyo Muslimiinta weerar ay kusoo furteen hub iyo gaadiid kuna dileen askar ka tirsan dowlada Nigeria ay ka fuliyeen gudaha dalka Nigeria oo ka mid ah dowladaha ciidamadooda ay duulaanka ku joogaan dalka Maali sidoo kale Nigeria waxey ka mid tahay dalalka dariska la ah dalka Maali.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Darsiga(3)aad Ee Kitaabka Asaasiyaatu Diin.
Next: Askarta Dowlada Oo Lagu Weeraray Degmada Yaaqshiid.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -01-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -01-01-1448-Hijri

June 15, 2026
Ku Dhawaad 30 Qof Oo Ku Dhintay Shil Ka Dhacay Gudaha Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad 30 Qof Oo Ku Dhintay Shil Ka Dhacay Gudaha Itoobiya.

June 15, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -29-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -29-12-1447 Hijri.

June 15, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada