Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weerar Lagu Laayay Ciidanka Kenya Oo Ka Dhacay Deegaan Ka Tirsan Mandheera.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Lagu Laayay Ciidanka Kenya Oo Ka Dhacay Deegaan Ka Tirsan Mandheera.

July 29, 2026

Faahfaahinno dheeraad ah, ayaa kasoo baxaya weerar kammiin ah oo ciidamada Mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay u dhigeen ciidamo saliibiyiin Kenyan ah oo watay Mootooyin islamarkaana roondo ku jiray.

Weerarka dhabbagalka ah, ayaa si gaar ah uga dhacay duleedka deegaanka Haluungo ee hoostaga degmada Lafeey ee gobolka Mandheera ee ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya, weerarkaas waxaa inta la xaqiijiyay lagu dilay ugu yaraan 13 askari oo Kenyaati ah, halka lagu dhaawacay 13 kale.

Weerarkan dhabbagalka ah, waxay sidoo kale ciidamada Mujaahidiintu ku gubeen gaari Taw ah iyo 5 Mooto, halka lagu soo qaniimeystay 1 Mooto iyo hub kala duwan iyo daawooyin iyo agabyo kale oo kuwa ciidanka ah.

Xogaha la helayo waxay intaas ku darayaan in ciidankii ka baxsaday kamiinka ay ku firxadeen howdka, waxaana lagu baadi goobayaa diyaaradd Helicopter-ka ah oo dowladda Kenya ay kusoo xirtay cod baahiyaal.

Dhanka kale, ciidamada Mujaahidiintu waxay dagaal ku qaadeen xerada ciidamada Kufaarta Afrikaanta iyo saldhiga maleeshiyaadka murtadiinta ee degmada Qoryooley, sidoo kale waxay Mujaahidiintu dagaallo culus oo toos ah ku qaadeen saldhigyada murtadiinta ee xaafadaha Buulo Fooliya iyo Buunda Yareey ee degmada Afgooye, waxey sidoo kale Mujaahidiintu weerareen xerada Murtadiinta ee deegaanka Mubaarak.

Dhanka Baay, waxay ciidamada Mujaahidiintu dagaal culus ku qaadeen saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta ah ku leeyihiin suuqa xoolaha ee degmada Qansaxdheere, sidaas oo kale waxay ciidamada Mujaahidiintu weerar ku mireen Control maleeshiyaadka murtadiinta ah kaga suganyihiin halka loo yaqaan Maaya fuulka oo ka tirsan magaalada Baydhaba.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-02-1448-Hijri
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-02-1448-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-Rabiicu-Thaanii-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-Rabiicu-Thaanii-1448-Hijri.

September 12, 2026
Dabageed Oo Ka Hor-yimid In Garguurte Uu Markale Guudlaawe Ka Dhigo Madaxweynaha Hirshabelle.
  • Allposts
  • Warar

Dabageed Oo Ka Hor-yimid In Garguurte Uu Markale Guudlaawe Ka Dhigo Madaxweynaha Hirshabelle.

September 12, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 0-04-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 0-04-1448-Hijri.

September 12, 2026

Sawirro

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada