Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weerar Sarkaal Lagu Dilay Oo Dalka Yemen Ka Dhacay.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Sarkaal Lagu Dilay Oo Dalka Yemen Ka Dhacay.

June 30, 2017

Wararka ka imaanaya dalka Yemen waxey sheegayaan in saacadihii lasoo dhaafay weerar khasaara dhaliyay uu ka dhacay qeybo ka mid ah dalkaasi.

Weerarka oo loo adeegsaday qarax miinada dhulka lagu aaso ayaa lala beegsada gaari ay la socdeen saraakiil iyo maleeshiyaat ka tirsan Xuuthiyiinta kuwaasi oo ku socdaalayay agagaarka deegaanka Mashcab ee gobalka Al-beydhaa.

Warbaahinta dalkaasi ayaa baahisay in qaraxa lagu dilay inka badan Lix askari oo ka tirsan Xuuthiyiinta kuwaasi uu ku jira sarkaal sare oo Xuuthi ah laguna magacaabi jiray Abuu Gudeyr Al-kaxlaani.

Qaraxa miinada ayaa gabi ahaan burburiyay gaari Cabdi bile oo ay la socdeen sarkaalka iyo maleeshiyaatka Xuuthiyiinta ee qaraxa lagu dilay.

Maalmo ka hor ayeey aheed markii sidoo kale weerar toos ah oo ka dhacay deegaan lagu magacaabo They Naacim oo ka tirsan gobalka Al-beydhaa lagu dilay Sagaal askari oo ka tirsan ururka Xuuthiyiinta.

Mujaahidiinta Al-qaacidah ee dhulka Jaziiratul Carab ayaa sheegtay Mas,uuliyadda Labadan weerar ee lagu dilay saraakiisha iyo maleeshiyaatka Xuuthiyiinta ee ka wada dhacay gobalka Al-beydhaa oo ah gobal dhaca dhanka Bari ee dalka Yemen.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Xog Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Qarax Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.
Next: Dhageyso Odayaasha Sh/dhexe Oo Ka Hadlay Dagaalo Ka Dhacay Gobalkaasi.

Related Stories

Shariif Sakiin Iyo C/casiis Jawaari Oo Qaadacay Doorashada Uu Gurguurte Ka Wado Baydhaba.
  • Allposts
  • Warar

Shariif Sakiin Iyo C/casiis Jawaari Oo Qaadacay Doorashada Uu Gurguurte Ka Wado Baydhaba.

June 10, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 24-12-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 24-12-1447-Hijri.

June 10, 2026
Turkiga Oo Bedelay Safiirkiisa Muqdisho Safiir Cusubna Usoo Magacaabay Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

Turkiga Oo Bedelay Safiirkiisa Muqdisho Safiir Cusubna Usoo Magacaabay Soomaaliya.

June 10, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada