Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weeraro Culus OO Lagu Miray Saldhigyo Kuyaal Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Culus OO Lagu Miray Saldhigyo Kuyaal Sh/hoose Iyo Baay.

August 17, 2024

Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala wilaayada Sh/hoose, waxay saacadihii lasoo dhaafay dagaallo culus oo toos ah ku mireen saldhigyo ciidan oo ay saliibiyiinta Uganda iyo kuwa murtadiinta ah ku kala leeyihiin deegaanka Buur-colow ee hoostaga degmada Baraawe iyo deegaanka Ceelasha biyaha ee dhaca duleedka magaalada Muqdisho.

Sidoo kale waxay ciidamada mujaahidiintu weerar abaabulan oo dagaal toos ah ku qaadeen saldhigga maleeshiyaadka Riddada ee maamul goboleedka ashahaada la dirirka ah ee Koonfur galbeed kaga suganyihiin deegaanka Goof-gaduud Buurey ee hoostaga magaalada Baydhaba.

Dhanka kale, tafaasiil dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qarax ah oo saacadihii lasoo dhaafay ciidanka guutada qarxyada mujaahidiinta Al-shabaab la beegsadeen kolonyo murtadiin ah oo kasoo baxay degmada Bardaale kuna sii jeeday dhanka magaalada Baydhabo.

Howlgalka oo ka dhacay inta u dhaxayso deegaanka Awdiinle iyo magaalada Baydhaba, ayay dhimashadu maraysaa 12 murtad oo ay ku jiraan laba sarkaal oo lagu kala magacaabi jiray Soomow oo ahaa taliye xigeenkii maleeshiyaadka waxay ugu yeeraan daraawiishta Riddada ee degmada Bardaale iyo Ibraahiim Cali Aadan oo loo yaqaanno ibraahim Rakow, kaasi oo ahaa madaxii Lacagaha baadda ee maamulka Riddada ugu magacaaban deegaanka Awdiinle.

Sidoo kale waxaa howlgalkan qaraxa ah ku dhaawacmay shan xubnood oo murtadiin ah, halka gaari Cabdile ah oo ah midka qaraxa lagu beegsaday oo uu ku rakibnaa qori Dhashiike ahna uu goobta ku gubtay.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 13-02-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -13-02-1446-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-04-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-04-1448-Hijri

September 12, 2026
Eratareya Oo Nidaam Abiy Axmed Ku Eedaysay Qalqal-gelin Amni.
  • Allposts
  • Warar

Eratareya Oo Nidaam Abiy Axmed Ku Eedaysay Qalqal-gelin Amni.

September 12, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -01-04-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -01-04-1448 Hijri.

September 12, 2026

Sawirro

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada