Ciidamada Mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus oo toos ah ku qaadeen xerada ciidamada Kuffaarta Yugaandha iyo saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta ah kaga suganyihiin degmada Jannaale ee ka tirsan wilaayada Sh/hoose.
Weerarkan ayaa Allaah fadligiis udhacay sidii loo qorsheeyay, dhawaqa hubka noocyadiisa kala duwan ee dagaalka la isku adeegsanayay ayaa si aada looga maqlayay degmada Jannaale iyo nawaaxigeeda.
Isla Jannaale, howlgal qarax ah oo ay Mujaahidiint ka fuliyeen gudaha degmada Janaalle ayaa lala eegtay ciidamada kuffaarta Africaanta iyo maleeshiyaadka Riddada oo lugeynayey, waxaana qaraxaasi ku dhaawacmay 4 askari oo 2 ay yihiin Africaan, labada kalana ay yihiin murtadiin.