Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Xaalada Itoobiya Oo Kacsan Iyo Sarkaal Sare Oo La Dhaawacay.
  • Allposts
  • Warar

Xaalada Itoobiya Oo Kacsan Iyo Sarkaal Sare Oo La Dhaawacay.

April 25, 2017

Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya waxey sheegayaan in saacadihii lasoo dhaafay weerar lagu dhaawacay sarkaal sare oo ka tirsan maamulka Tigreega lagu dhaawacay qeybo ka mid ah dalkaasi.

Weerarkan waxa uu sigaar ah kaga dhacay magaalada Gonder oo ka tirsan gobalka Amxaarada degta’iyadoona warar dheeraad ah ay kasoo baxayaan weerarkaasi.

Sarkaalkan la dhaawacay ayaa lagu magacaabaa Abay Amare kaasi oo ah taliye ku xigeenka ciidamada amaanka maamulka Tigreega ee magaalada Gonder.

Kooxo hubeysan ayaa sarkaalka ka toogtay Madax iyo Xabadka kaasi uu soo gaaray dhaawac culus’waxaana dhawaaciisa lagula cararay diyaarad Elecobtar oo geysay magaalada Addis Ababa.

Kooxaha weerarkan geystay ayaa la rumeysanyahay iney ka tirsanyihiin Kacdoon wadayaasha kasoo horjeeda maamulka Tigreega Itoobiya ee uu hogaamiya gaalka lagu magacaabo Hailemaryam Desaleng.

Xaalad kacsanaan ah ayaa ka taagan magaalada Gonder ee dalka Itoobiya waxey ciidamada dowlada Xabashida Itoobiya xabsiga dhigeen boqolaal ruux kadib markii bartamaha magaaladaasi lagu dhaawacay taliye ku xigeen ciidamada Amaanka ee magaaladaasi oo ah nin Tigree ah oo ay qaraabo ahaayeen R/wasaarihii baqtiyay Malis Zanawi

Dhanka kale Sarkaal sare oo ka tirsan Nabadsugidda maamulka Tigreega ayaa isku dhiibay Kooxaha Kacdoon wadayaasha dalka Itoobiya’iyadoona goosashada sarkaalkan Jab weyn uu ku yahay maamulka Hailemaryam Desaleng.

Sarkaalkan goostay ayaa lagu magacaabaa Ayalew Mengesha waxeyna goosashadiisa kusoo aadeysaa xilli tan iyo markii Kacdoonka dalkaasi bilowday dhowr sarkaal oo ka goostay dowlada Itoobiya ay isku dhiibeen kooxaha Kacdoon wadayaasha.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Camaliyad Istish-haadi Ah Oo Ka Dhacday Bariga Afghanistan.
Next: Askar Ku Dhaawacantay Duleedka Magaalada Muqdisho.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-02-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-02-1448-Hijri

July 15, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -01-02-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -01-02-1448 Hijri.

July 15, 2026
Iiraan Oo Ku Hanjabtay Inay Xirayso Marin-biyoodka Baabul-Mandab.
  • Allposts
  • Warar

Iiraan Oo Ku Hanjabtay Inay Xirayso Marin-biyoodka Baabul-Mandab.

July 15, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada