Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Xog Dheeraad Ah Oo Laga Helay Camaliyada Istish-haadiyada Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Xog Dheeraad Ah Oo Laga Helay Camaliyada Istish-haadiyada Muqdisho.

December 14, 2017

Geesi ka mid ah guutada Istish-haadiyiinta ayaa subaxnimadii hore ee saaka isagoo Allaah tala saaranaya weerar halyeeynimo ku qaaday xero ciidan oo ku taalla meel u dhow Dakada magaalada Muqdisho sida ay noo xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan Mujaahidiinta.

Howlgalkan ayaa lagu beegsaday xero lagu diyaarinayey boqolaal ciidamo Police ah oo la filayey in ay qeyb qaataan dabaaldegga iyo dhoolatuska waxa loogu yeero maalinta ciidamada Police-ka oo ku beegan 20-ka bishan December ee aan ku gudajirno.

Saraakiisha Mujaahidiintu waxay noo sheegeen in weerarka lagu beegsaday goob lagu tababarayey ciidamo iyo saraakiil xul ah oo loo diyaarinayey soo dhaweynta madaxa kooxda ridada Soomaaliya, Maxamed Farmaajo inta lagu gudajiro munaasabada ciidamada Police-ka

Camaliyadu waxay dhacday iyadoo ciidamadu ay ku jireen safaf dhaa-dheer, saraakiishu hortaagan yihiin ciidanka si loo bilaabo tababarka sida ay noo xaqiijiyeen ilo wareedyada Mujaahidiinta, Waxaana taasi ay keentay halkaas qasaare culus oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu ka soo gaaro cadowga Alle.

Saraakiil ka tirsan Mujaahidiinta oo la hadlay Idaacadda Islaamiga Andalus ayaa sheegay in hadafka howlgalka uu ahaa xarunta uu ka socday abaabulka xaflada maalinta ciidamada Police-ka, uuna weerarku uu u dhacay sidii loo qorsheeyey.

Saraakiishu waxay noo sheegeen in weerarka lagu dilay ugu yaraan 27 ka tirsan murtadiinta oo isugu jirta askar iyo Saraakiil, Sidoo kalena lagu dhaawacay tiro kale. Waxaa suuragal ah in qasaaruhu uu intaas ka sii bato sida ay tilmaamayaan saraakiisha caafimaadka.

Dhaawacyada ugu badan waxaa la geeyey Isbitaalka Madina, halkaas oo goobjoogeyaasha ku sugan ay sheegeen in ay arkayeen ciidamo tuuteysan oo laga soo dajiyo gaadiidka Ambalaasta.

Sarkaal ka tirsan ciidamada Police-ka Murtadiinta oo lagu magacaabo Cabdullaahi Nuur ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u xaqiijiyey in camaliyadda lagu dilay ugu yaraan 15 askari, laguna dhaawacay 17 kale. “ilaa hadda waxaa dhimatay 15 ka mid ah ciidanka, 17 kalena waa dhaawac” ayuu yiri Sarkaalka la hadlay Reuters.

Saraakiil dowlada ridada ayaa caan ku ah in badanaa aysan runta ka sheegin qasaaraha ciidankooda la soo gaara weerarada ay kala kulmaan Mujaahidiinta, Waxaana taasi badalkeed ay isku dayaan qarinta waxyeelada soo gaarta inta lagu gudajiro saacadaha ugu horeeya weerarka.

Ilo wareedyo ayaa inoo sheegay in daqiiqado ka dib markii uu qaraxu dhacay, in ciidamo gurmad ah ay durbaba soo gaareen goobta, kuwaas oo gabi ahaanba warbaahinta iyo shaqaalaha kale u diiday in ay soo galaan Xerada si ay uu qiimeeyaan qasaaraha uu geystay weerarka.

War kooban oo ka soo baxay xafiiska ergeyga gaalada QM u jooga Soomaaliya ayaa isna lagu sheegay in ay si adag u cambaareynayaan weerarka lagu qaaday xarada ciidamada Police-ka, Waxayna u tacsi u direen kooxda ridada Soomaaliya.

Ilaa hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay kooxda ridada Soomaaliya oo ku aadan weerarkan, balse warbaahinada gudaha ayaa tilmaamaya in hay’adaha Amniga ee murtadiintu ay baaritaan ku hayaan qaraxa, waxa loo adeegsaday iyo sida uu halkaas ku soo gaaray.

Wuxuu weerarkan Imaanayaa iyadoo shaley iyo maalintii ka horeysay uu magaalada ka taagnaa feejignaan iyo qalqal dhanka amniga taas oo xitaa keentay in maleeshiyaatka murtadiinta ay muddo saacado ah xiraan jidadka muhiimka ah ee caasimadda, lagana kala cararay gaadiid laga shakiyey balse waxaa muuqaneysa in dadaalada ay bixinayaan murtadiinta iyo saliibiyiinta aysan weli hor istaagin halyeeyada Istish-haadiyiinta ah ee u soo dusaya xarumahooda.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Ku Dhawaad 30 Saraakiil Iyo Askar Ah Oo Ku Dhimatay Camaliyada Istish-haadiyada Muqdisho.
Next: Dhageyso: Sheekh Abuu Muscab Oo Faah Faahiyay Weerarkii Iskoola Boliisiyo.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026
Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.

June 16, 2026
Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada