Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • 11 Itoobiyaan Ah Oo Daryeel Xumo Caafimaad Ugu Dhintay Aag Dagaal.
  • Allposts
  • Warar

11 Itoobiyaan Ah Oo Daryeel Xumo Caafimaad Ugu Dhintay Aag Dagaal.

May 18, 2024

Dagaalka culus ee u dhaxeeya maleeshiyaadka Axmaarada iyo kuwa Tigreega ee ka socda maniqadda lagu muransan yahay ee Raya ayaa dhaliyay xaalad adag oo dhanka nolasha ah, waxaa magaalooyin ka tirsan mandiqaddaasi laga soo sheegayaa xaalado dhmasho iyo kuwa bani’aadanimo.

Warbaahinta maxalliga ayaa maamulka gobolka kasoo xigtay in dagaallada u dhaxeeya labadaani maleeshiyo ay hakad geliyeen adeegyada aasaasiga u ah nolasha dadka, tan iyo bishii lasoo dhaafay, si gaar ahna waxay xaaladdan u saameysay dadka ku dhaqan magaalada Alamata iyo deegaanada ku xeeran.

Isku dhacyadu, waxay sidoo kale keeneen inay kasii darto xaaladda bini’aadanimo, waxaana dadka deegaannadaas soo food saartay xaalado ay ka mid yihiin waxbarasho la’aan iyo inuu gabaabsi noqdo daryeelka caafimaadka.

Hailu Abera waa madaxa maamulka ee magaalada Alamata wareysi uu siiyay idaacadda codka Mareykanka, ayuu ku sheegay in 11 xubnood ay u dhinteen daryeel xumo caafimaad oo aaggan dagaal ka jirta, Cisbitaalka kaliya ee kuyaal deegaankaas ayaa la sheegay in muddo ku dhow bil uu howlgab yahay.

Dhanka waxbarashada ayuu sidoo kale si wayn u saameeyay dagaalka TPLF iyo Axmaarada u dhaxeeya, Hailu oo sii hadlayay waxa uu sheegay in in ka badan 42,000 oo arday oo wax ka dhigta 123 Iskuul oo ku kala yaal Alamata, Raya Bala, iyo magaalada Korem ay dagalladu ku qasbeen in ay ka tagaan waxbarashadooda.

Colaadda u dhaxaysa Axmaarada iyo Tigreega ee ka taagan mandiqadda lagu muransan yahay ee Raya ayaa soo bilowday bartamaha bishii ina dhaaftay ee Aprill, waxayna xaaladdu kasii dartay markii maalmihii lasoo dhaafay ay iska hor’imaadyo rabshado wata labada dhinac ku dhexmareen degmada Alamata, oo dhacda Koonfurta Gobolka Tigray.

Isku dhacyadan hubeysan ayaa keenay barakaca dad aad u badan oo ka mid ah labada qowmiyadood, kuwaasoo lagu sheegay inka badan 50,000 oo rayid ah iyo mas’uuliyiin maamul, waxayna masuuliyiinta Axmaarada magangalyo u tageen magaalada deriska la ah Amata ee Kobo, oo kutaal gobolka Amhara.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-11-1445 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -10-11-1445 Hijri.

Related Stories

Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.

June 16, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -01-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -01-01-1448 Hijri.

June 16, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada