Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • 12 Qof Oo Ku Dhintay Toogasho Ka Dhacday Goob Xus Ku Dhinayeen Dad Yahuud Ah.
  • Allposts
  • Warar

12 Qof Oo Ku Dhintay Toogasho Ka Dhacday Goob Xus Ku Dhinayeen Dad Yahuud Ah.

December 14, 2025

Ugu yaraan 12 qof ayaa ku dhintay toogasho ka dhacday goob dalxiis oo ku taalla xeebta Bondi ee magaalada Sidni ee gobolka New South Wales ee dalka Australia, sida ay xaqiijiyeen laamaha ammaanku.

Toogashadan oo dhacday maanta oo Axad ah, ayaa sida la tuhunsan yahay waxaa fuliyey labo nin, kuwaas oo rasaas oodda kaga qaaday Yahuud xus ku dhiganaysay xeebta caanka ah ee Bondi Beach.

Sahaayino kale oo fara badan ayay wararku tibaaxayaan inay ku dhaawacmeen toogashadaasi, iyadoo weerarkani uu argagax badan ku abuuray dadkii halkaasi isugu yimid, maydkuna ay muddo badan bilanaayeen goobtaasi.

Ilo-wareedyo aanu helnay ayaa xaqiijiyey in goobta la weeraray ay ka socotay munaasabad lagu magacaabo Chanukah oo Yahuuddu ay xusaan sannadkiiba hal mar, taas oo ay kasoo qayb-galeen boqollaal ka tirsan sahaayinada ku dhaqan waddanka Australia.

Warar aan la xaqiijin ayaa ayaa sheegaya in la dilay mid ka mida tuhmanayaashii weerarka fuliyey, halka midka kalena la sheegaya in dhaawac culusi uu soo gaaray, iyadoo tirada dadka dhaawacmayna ay gaarayaan 100 ruux oo ay ku jiraan 2 sarkaal oo boolis ah.

Laamaha ammaanka Ausrtralia ayaa xaqiijiyey khasaaraha toogashadaasi, iyadoo ilaa hadda aan la shaacin sababta ka dambaysay weerarkan.

Isaac Herzog oo ah madaxweynaha maamulka Yahuudda ayaa cambaareeyay falkaasi, isagoo ku tilmaamay weerar naxariis-daran oo ka dhan ah Sahaayinada.

Dadweyne badan ayaa isaga cararay xeebtaasi oo ku taalla bariga Sydney, taas oo ah goob dalxiiseyaasha caalamku ay si weyn ugu qulqulaan xilliyada fasaxa.

Dalxiise u dhashay Ingiriiska ayaa u sheegay AFP inuu arkay markii ay rasaastu bilaabantay labo nin oo dhar madow ku labisan oo wata qoryaha darandooriga u dhaca, iyo sidoo kale dad badan oo dhaawaca.

Goob-jooge kale, oo la dhaho Harry Wilson ayaa u sheegay Sydney Morning Herald inuu arkay ugu yaraan 10 qof oo dhulka waran iyo dhiig fara badan oo meel walba qulqulaya.

Ra’iisul Wasaaraha Australia ninka lagu magacaabo Anthony Albanese ayaa isna dhankiisa sheegay in weerarka ka dhacay Bondi Beach uu naxdin iyo murugo ku reebay.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Masaajidda jaaliyadda Soomaalida Ee Gobolka Minisoota Oo Noqday Kuwa Haawanaya.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -23-06-1447-Hijri

Related Stories

Toogasho 12 Qof Lagu Dilay Oo Ka Dhacday Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Warar

Toogasho 12 Qof Lagu Dilay Oo Ka Dhacday Koonfur Africa.

June 10, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -25-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -25-12-1447-Hijri

June 10, 2026
Shabaabul Mujaajhidiin Oo Sheegay In Maraykanku Muujiyey Naceybka Uu U Qabo Shacabka Soomaaliyeed.
  • Allposts
  • Warar

Shabaabul Mujaajhidiin Oo Sheegay In Maraykanku Muujiyey Naceybka Uu U Qabo Shacabka Soomaaliyeed.

June 10, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada