Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • 159 Ka Mid Ah Odayaashii Soo Xulay Xildhibaanada Oo Soo Gaaray Wilaayaatka Islaamiga.
  • Allposts
  • Warar

159 Ka Mid Ah Odayaashii Soo Xulay Xildhibaanada Oo Soo Gaaray Wilaayaatka Islaamiga.

July 28, 2019

Dhammaan wilaayaatka islaamiga ah ee dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya waxaa laga dareemayaa qulqulka Odayaal Towbadkeenayaan ah kuwaas oo ay ka qeyb qaatay soo xuliddii xildhibaannada baarlamaanka dowladda Federaalka.

Odayaashan oo ka faa’iidaysanaya cafiskii ya fidisay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa tiigsanaya wilaayaatka islaamiga ah si ay halkaas isaga diiwaan geliyaan.

Mas’uul katirsan Xafiiska siyaasadda iyo Xiriirka gobollada Xarakada Al Shabaab ayaa Shabakadda SomaliMeMo u sheegay in Boqolaal kamid ah odayaashii Xildhibaannada soo xulay ay soo gaareen wilaayaatka Islaamiga ah halkaas oo Towbada loogu qabtay.

Wuxuu sheegay in Odayaashu ay soo dhoweyn kala kulmeen maamullada islaamiga ah walina ladareemayo qulqulkooda waxayna odayaashan ka imaanayaan dhammaan deegaannada ay ka jiraan maamul goboleedyada shisheeyaha u shaqeeya iyo magaalada Muqdisho.

Tirada Oday dhaqameedyada ee iska xaadiriyay Wilaayaatka islaamiga ah ayaa ah 159 kuwaas oo ka kala yimid illaa Afar maamul goboleed balse waxaa jira kuwa badan oo ay usuurtageli waysay in ay soo tiigsadaan wilaayaatka oo xiriiro lasoo sameeyay Xarakada Al Shabaab kuna dhawaaqay in ay ka towbadkeenaan dambigii ay galeen oo ahaa in ay soo xuleen Xildhibaanada sheegtay sharci dajiyaal.

Maamul Jubbaland :waxaa ka yimid 33 Oday dhaqameed Towbad keenayaal ah

Maamulka Hirshabelle: waxaa ka yimid 53 Oday dhaqameed Towbad keenayaal ah

Koonfur galbeed: waxaa ka yimid 40 Oday dhaqameed Towbad keenayaal ah

Galmudug: waxaa ka yimid 33 Oday dhaqameed Towbad keenayaal ah

Wararka ayaa intaas ku daraya in  Odayaasha qaar  ay xiriiro lasoo sameeyeen mas’uuliyiinta wilaayaatka Islaamiga ah islamarkaana ayna sheegeen in ay imaan doonaan iyagoo Towbadkeenayaal ah ballan ayaana loo qabtay waxaana lasiiyay ammaan inta ay kasoo gaarayaan wilaayaatka, “Boqolaal kamid ah Odayaashii soo xulay Xildhibaanada Ridada ayaa soo gaaray wilaayaatka Islaamiga ah iyagoo ka faa’iidaysanaya waqtigii ay mujaahidiintu uqabteen, kuwa kalane xiriiro ayay lasoo sameeyeen mujaahidiinta oo wadada ayay kusoo jiraan ammaan ayaana lasiiyay inta ay kasoo gaarayaan wilaayaatka” ayuu yiri mas’uul lahadlaySomaliMeMo.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in Odayaashii baarlamaanka kasoo xulay dhanka maamulka isku magacaabay Puntland ay xiriiro lasoo sameeyeen Al Shabaab ayna iclaamiyeen in ay ka towbad keeneen wixii ay sameeyeen islamarkaana lasiiyay ammaan buuxa.

13 Maalmood ayaa kasoo wareegtay 45-tii maalin ee Al Shabaab ay uqabatay in ay ku Towbadkeenaan Odayaashii soo xulay xildhibaannada baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya waxaana muuqata in Odayaashan ay dhegaha ka furaysteen caga jugleynta uga imaanaysa maamul goboleedyada iyo DF-ka.

15,July,2019 ayay aheyd markii ay Al Shabaab baaq towbadkeen ah udirtay dhammaan odayaashii dhaqanka ee soo xulay xidhibaannada baarlamaanka waxaana muuqata in Odayaashu baaqaasi si heer sare ah uso ajiibayaan.

Xigasho Somalimemo.net

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weeraro Kala Duwan Oo Markale Ka Dhacay Duleedka Afgooye.
Next: Faahfaahin Laga Helayo Weerar Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Hiiraan.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri

June 18, 2026
Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.

June 18, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada