Dagaallo u dhaxeeyey ciidamada Mujaahidiinta iyo maleeshiyaatka Riddada ayaa maanta waxay ka dhaceen duleedka degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho.
Dagaalladaasi oo in ka badan 4 jeer lagu jabiyey murtadiinta ayaa waxaa inta la xaqiijiyay lagu dilay 7 murtad oo mid kamid ah uu yahay sarkaal, halka lagu dhaawacay 16 kale.
Sidoo kale, Mujaahidiinta ayaa dagaalladaasi waxay kusoo qaniimeysteen hub iyo agab ciidan oo laga soo furtay maleeshiyaatka Riddada.
Duleedka Deyniile waxay tan iyo shalay marti gelisay dagaallo culus oo dhegta dhiigga loogu daray maleeshiyaadka kooxda Riddada, tiro dhowr jeer ah ayaana dagaalladii dhacay lagu jebiyay, dagaalladii maanta dhacay oo ahaa kuwii ugu dambeeyay ayaana murtadiinta lagu jebiyay tiro ka badan afar jeer.