Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • 9 Askari Oo Kenya Looga Dilay Wajeer Iyo Askar Lagu Khaarajiyay Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

9 Askari Oo Kenya Looga Dilay Wajeer Iyo Askar Lagu Khaarajiyay Muqdisho.

December 18, 2024

Ciidamada mujaahidiinta ee ka howlgala dhulka NFD ee ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya, waxay saacadihii lasoo dhaafay weerar culus oo kammiin ah u dhigeen kolonyo ciidamo ah oo ka tirsan saliibiyiinta Kenya, gaar ahaan kuwa loo yaqaana Afduubka ee afduubta dadka muslimiinta.

Weerarka kamiinka ayaa si gaara kaga dhacay agagaarka deegaanka Qarso oo ah deegaan hoostaga degmada Qorof-xaraar ee gobalka Wajeer, waxaana halkaas Allaah fadligiis lagu dilay ugu yaraan 9 askari oo Kenyan ah, halka kuwa kalena lagu dhaawacay, waxay sidoo kale ciidanka mujaahidiintu weerarkan barakaysan ku gubeen labo gaari oo kala ah Taw iyo Kooyal.

Dhanka Banaadir, waxay ciidamada mujaahidiintu weerar abaabulan oo dagaal toos ah ku qaadeen Koontaroolka murtadiinta ee Darmooley ee degmada Hilwaa ee magaalada Muqdisho, ugu yaraan saddex askari oo murtadiin ah ayaa weerarka lagu dilay halka sadex kalena lagu dhaawacay, waxay sidoo kale ciidamada mujaahidiintu soo qaniimeysteen laba qori oo Ak47 ah iyo booshahkooda.

Dhanka Sh/hoose, waxay ciidamada mujaahidiintu dagaal culus ku mireen saldhigyada ciidamada kuffaarta Afrikaanta gaar ahaan kuwa Yugaandha ay kaga suganyihiin deegaanka Ambareeso ee hoostaga degmada Baraawe iyo xerada murtadiinta ee deegaanka Arbacow oo ah deegaan ka tirsan deegaan weynaha Ceelasha biyaha ee dhaca waddada xiriirisa degmada Afgooye iyo Muqdisho.

Dhanka Baay, waxay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin howlgal qarax ah la beegsadeen saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta ay kaga suganyihiin xaafada Buulo jameeco ee magaalada Baydhaba, waxaana jira khasaare kala duwan oo gaaray murtadiinta.

Waxay sidoo kale ciidamada mujaahidiintu dagaallo culus oo toos ah ku ekeeyeen saldhigyo ciidan oo murtadiinta iyo kuffaarta Itoobiya ka kala degganyihiin xaafadda Towfiiq ee Baydhaba iyo sidoo kale degmada Diinsoor oo labaduba Baay ka wada tirsan.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-06-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -17-06-1446-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -13-Rabiicul-awal-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -13-Rabiicul-awal-1448-Hijri.

August 26, 2026
Akhriso Xogta Howlgallo Kala Duwan Oo Lagu Naafeeyay Maleeshiyada Gurguurte,
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Howlgallo Kala Duwan Oo Lagu Naafeeyay Maleeshiyada Gurguurte,

August 26, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 13-03-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 13-03-1448-Hijri.

August 26, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada