Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Inka Badan 21 Askari Oo Ku Dhimatay Dagaalladii Baydhaba {WARBIXIN}.
  • Allposts
  • Warar

Inka Badan 21 Askari Oo Ku Dhimatay Dagaalladii Baydhaba {WARBIXIN}.

December 24, 2022

Magaalada Baydhaba ee xarunta u ah maamulka ashahada la dirirka ah ee Koonfur galbeed, waxaa maalintii shalay ka qarxay dagaal saacado badan qaatay oo gudaha magaaladaasi ku dhexmaray maleeshiyaad murtadiin ah oo kala taabacsan madaxa maamulkaas murtadka lagu magacaabo Cabdicaziiz Laftagareen iyo mid ka ka mid ah xubnaha mucaaradkiisa.

Dagaalka oo qaatay inka badan 8 saacadod oo xiriir ah waxaa ka dhashay khasaare badan oo isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur soo kala gaaray dhinacyada sida ay soo wariyeen ilo wareedyo ku sugan magaalada.

Inkastoo xaaladda magaalada ay maanta tahay mid deggan haddana, waxa dhanka kale sii kordhay khasaaraha ka dhashay isku dhacyadii shalay magaalada Baydhaba ku dhexmaray maleeshiyaadka kala taabacsan Laftagaren iyo kuwa mucaaradka ku ah nidaamkiisa.

Khasaaraha dhimasho ayaa gaaray inka badan 21 askari oo labada dhinac ah, halka dhaawacuna sii cagaganayo 30 askari, sida laga soo xigtay ilowareedyo deegaanka ah.

Murtad Maxamed Ibraahim oo ka mid ah xubnaha mucaaradka ku ah maamulka uu madaxa u yahay murtad C/cziiz Laftagareen, ayaa sheegay in maleeshiyaad daacad u ah murtadkaas ay weeerar bareer ah kuso qaadeen gurigiisa oo kuyaal agagaarka isbartiibada xaafada Bardaale ee magaalada Baydhaba qorshehaas oo uu sheegay in muddo dheer uu ka shaqaynayay maamulka uu fadhigiisu yahay Baydhaba.

Waziirka amniga maamulka ashahaada la dirirka Koonfur galbeed murtad Maxamed Isaaq Cabdi oo ka hadlayay dhacdadii shalay ka dhacday xarunta maamulkiisa ayaa sheegay inay maleeshiyaadkiisu ka jawaab celiyen weerar kaga yimid maleeshiyaad daacad u ah mucaaradka xilli ay Roondo ku jireen, isagoo intaa ku daray inay iska celin doonaan mucaaradka.

Isku soo wada duubo dhacdooyinkii shalay ka dhacay magaalada Baydhaba ayaa muujinaya heerka gacan ka hadalka ah ee ay gaareen xiisadaha siyaasadeed ee ka aloosan madaxda maaulkaas iyo xubnaha mucaaradka ku ah, iyadoo la filan karo in markale ay isku dhacyo dhex maraan, maadaama uu cirka isku shareeray khilaafka dhinacyaduna ay goodin isu jeedinayaan.

Halkan Ka Dhagyso Codka Murtad Fargeeti.

https://calamada1.com/wp-content/uploads/2022/12/Codka-Murtad-Fargeeti.mp3

Halkan Ka Dhagayso Codka Murtad Maxamed Isxaaq.

https://calamada1.com/wp-content/uploads/2022/12/Codka-murtad-Maxamed-Isaaq.mp3

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Akhriso Dhagayso: Xarakada Iyo Beesha Reer Xaaji Saleebaan Oo Heshiis Gaaray.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -30-5-1444-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 05-Muxarram-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 05-Muxarram-1448-Hijri.

June 19, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -04-Muxarram-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -04-Muxarram-1447-Hijri

June 19, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 04-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 04-01-1448-Hijri.

June 19, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada