Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxay goordhow camaliyad barakaysan oo Istish-haadi ah ku beegsadeen kolonyo ciidamo ah oo ka tirsan kuffaarta Afrikaanta, kuwaas oo ku socdaalayay duleedka deegaanka Sabiid ee wilaayada Sh/hoose.
Camaliyadda Istish-haadiga ah ayaa Allaah fadligiis u dhacday sidii loo qorsheeyay, waxayna beegsatay kolonyada gaadiidka ah ee ay wateen ciidamada kuffaarta Yugaandha, wixii soo kordha dib ayaan kasoo sheegi doonnaa Insha’Allaah.