Sawirradan oo labaatan ka kooban waa kuwa horudhac ah oo muujinaya jabka laxaadka leh ee maleeshiyaadka murtadiinta ah loogu gaystay duleedka degmada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay, halkaas oo dhegta dhiigga loogu daray saraakiil muhiim u ahaa kooxda Riddada Soomaaliya iyo sido kale askar badan, halka sidoo kale lagu qabsaday gaadiid dagaal oo ay ku rakiban-yihiin qoryaha cul-culus.
Hoos ka daawo sawirrada.



















