Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • In ka badan 60 Askari Oo Ciidanka Itoobiya Looga Layay Dagaallo Culus Oo Ka Socda Amhara.
  • Allposts
  • Warar

In ka badan 60 Askari Oo Ciidanka Itoobiya Looga Layay Dagaallo Culus Oo Ka Socda Amhara.

August 11, 2025

Weerarrada joogtada ah ee ka socda gudaha Itoobiya oo marba marka ka dambaysa sii laba-laxaadsanaya ayaa dagaallo hor leh oo khasaare badan geystay laga soo sheegayaa in ay si gaar ah uga socdaan guud ahaan gobolka Amxaarada, halkaas oo si weyn loogu wiiqay ciidanka Xabashida Itoobiya.

Maleeshiyaadka u dhaqdhaqaaqa Amxaarada ee loo yaqaan Fano ayaa lagu soo warramayaa in weerarro xooggan ay ka fuliyeen koonfurta gobolka Gonder, waxaana sida ay Jabhadda Fano sheegatay dagaalladaasi lagu dilay ugu yaraan 66 askari oo ka tirsanaa ciidanka dowladda saliibiyadda ah ee federaalka Itoobiya.

Sida laga soo xigtay warbaahitna Ethio Focus, dagaalkan ayaa ka dhacay dhowr deggaan oo dhaca koonfurta Gonder, waxaana lasoo werinayaa in ugu yaraan 4 askari oo mid ka mid ah uu taliye ahaa laga dilay dhinaca maleeshiyaadka Fano, inkastoo maamulka Addis Ababa aanu ka hadal dagaalkan.

Sidoo kale deggaanno ka tirsan Waqooyiga Shewa waxaa lagu soo warramayaa in sabtidii lasoo dhaafay ay ka dhaceen dagaallo culus oo maryo dhiigle lagu kala furtay, gaar ahaan labo aag oo ku dhow magaalada Ataaye. Balse ilaa hadda lama shaacin khasaaraha dhabta ah ee kala gaaray labada dhinac.

Xogtu waxay tibaaxaysa in ciidamada dowladda ee deggaannadaasi la geeyey ay u badan yihiin kuwa komaandooska. Iyadoo 4 askari lagu soo warramayo inay ka goosteen ciidankaasi, iskuna dhiibeen maleeshiyaadka Fano.

Weerarro dhabbo-gal ay ayay wararka qaar sheegayaan in deggaannada qaar loogu dhigay kolonyo gaadiid dagaal ah oo ciidanka dowladdu ay wateen. Iyadoo dhinaca deggaanka Bahar Dar-na laga soo sheegayo dagaallo culus oo saacado badan qaatay subaxnimada sabtidii lasoo dhaafay ka bilowday agaggaasi.

Sidoo kale deegaanka Raya-Kobo ee Waqooyiga Wollo waxaa ka dhacay dagaallo xooggan, kadib markii ay is fara saareen ciidanka dowladda iyo maleeshiyaadka Fano, waxaana lagu soo warramayaa in maleeshiyaadku ay la wareegeen gacan-ku-heynta magaalo lagu magacaabo Robit.

Jabhadda Fano ayaa shaacisay in qoriga loo yaqaan ZU-23 iyo labo hoobiye ay kusoo furteen dagaalladaasi, iyadoo maamulka Abiy Axmed uu eedayn kasoo saaray hawl-galladan oo uu ku sifeeyey mid ay wada-jir u fuliyeen maleeshiyaad ka kala tirsan Jabhadaha Fano iyo TPLF.

Hawl-galladan oo si weyn ay u tebinayaan warbaahinta maxalliga ah iyo ilo-wareedyo dhinaca baraha bulshada ah ayaa muujinaya in Jabhadda Fano ay hawlgallo xooggan ka waddo deegaanno badan oo ka tirsan gobolka Amxaarada, oo ay ku jiraan beegsiga xeryaha militariga dawladda ee deegaannada qaar.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -17-02-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -17-02-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-11-1447-Hijri

April 21, 2026
Iiraan Oo Ka Hor-timid Safiirka Yahuuddu Usoo Magacaabay Maamulka ‘Somaliland’.
  • Allposts
  • Warar

Iiraan Oo Ka Hor-timid Safiirka Yahuuddu Usoo Magacaabay Maamulka ‘Somaliland’.

April 21, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -04-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -04-11-1447 Hijri.

April 21, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada