Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Fano Oo Shaacisay Inay Dishay Inka Badan 253 Askari Oo Ka Tirsan Nidaamka Addis-ababa.
  • Allposts
  • Warar

Fano Oo Shaacisay Inay Dishay Inka Badan 253 Askari Oo Ka Tirsan Nidaamka Addis-ababa.

December 17, 2025

Jabhadda fallaagada ah ee Fano ayaa soo saaray bayaan ay ku sheegeen in dhegta dhiigga ay u dareen in ka badan 253 askari oo ka tirsan ciidanka Xabashida Itoobiya, 58 askari oo kalena ay dhaawaceen, kadib weerar ay saddex cisho ka hor ka fuliyeen degmo ku taal waqooyiga gobolka Amxaarada.

Taliska Waqooyiga Gonder ee Fano ayaa sidoo kale u sheegay warbaahinta Ethiopian Media Service in muddadii uu dagaalkaasi socday ay nolosha ku qabteen 85 askari oo ka tirsanaa ciidanka Xabashida Itoobiya ee ka dagaallamayay aaggaasi.

Ugu yaraan labo Guuto oo ka tirsan ciidanka maamulka Abiy Axmed ayaa cagta la mariyey, sida uu sheegay taliska Fano, waxaanu intaasi ku daray in dagaalkaasi ay kula wareegeen saanad millateri oo aad u fara badan, oo ay ka mid yihiin 47 qori oo AK47 ah.

Waxaa iyaguna jira warar sheegaya in maleeshiyaadka amxaarada ee Fano uu dhankoodana khasaare kasoo gaaray dagaalkaasi, oo sida la sheegay bilawday subaxdii hore hore, socdayna muddo ku dhow 11 saacadood oo xiriir ah, kaas oo ilaa hadda aanu ka hadal maamulka Addis Ababa.

Dagaalkan ayaa kusoo aadaya iyadoo dhawaan dhowr sarkaal oo ka tirsan maleeshiyaadka Fano ay isku dhiibeen ciidanka Xabashida Itoobiya, isla markaana maamulka dowladda Federaalka Itoobiya ay shaaciyeen in ay dileen maleeshiyaad badan oo ka tirsan jabhadda Fano.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Kooxda Gurguurte Oo Shaacisay In Turkigu Sannadkan Ka Jartay Taageeradii Dhaqaale.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -26-06-1447 Hijri.

Related Stories

Toogasho 12 Qof Lagu Dilay Oo Ka Dhacday Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Warar

Toogasho 12 Qof Lagu Dilay Oo Ka Dhacday Koonfur Africa.

June 10, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -25-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -25-12-1447-Hijri

June 10, 2026
Shabaabul Mujaajhidiin Oo Sheegay In Maraykanku Muujiyey Naceybka Uu U Qabo Shacabka Soomaaliyeed.
  • Allposts
  • Warar

Shabaabul Mujaajhidiin Oo Sheegay In Maraykanku Muujiyey Naceybka Uu U Qabo Shacabka Soomaaliyeed.

June 10, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada