Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Kooxda Gurguurte Oo Shaacisay In Turkigu Sannadkan Ka Jartay Taageeradii Dhaqaale.
  • Allposts
  • Warar

Kooxda Gurguurte Oo Shaacisay In Turkigu Sannadkan Ka Jartay Taageeradii Dhaqaale.

December 17, 2025

Kooxda Riddada Somaliya ayaa shaaca ka qaadday in sannadkan ay waayeen kaalmadii dhaqaale ee ay ka heli jireen dawladda daba-dhilifka ah ee Turkiga, iyadoo Wasiirka Maaliyadda ee kooxdaasi xaqiijiyay in sanadkan wax lacag ah aanay ka helin maamulka Riddada ee Ankara.

Murtad Bixi Iimaan Cige oo ah Wasiirka Maaliyadda ee kooxda Gurguurte, ayaa warbaahinta u sheegay in Turkiga, oo ka mid ah daba-dhilifyada ku adeegta murtadiinta Soomaaliya, aanay weli bixin taageeradii miisaaniyadeed ee sanadlaha ahayd, xilli wax ka yar 2 usbuuc ay ka harsan tahay dhammaadka sannadka.

Isagoo wasiirku ka hadlaya arrintan ayaa waxa uu yiri “Turkigu sanadihii hore si joogto ah ayuu u bixin jiray taageero miisaaniyadeed, laakiin taageeradii sanadkan oo ahayd 30 milyan oo Dollar ayaa dib u dhacday. Si ka duwan sanadihii hore, lacagta lama bixin waqtigeedii,”

Dib u dhacan ayaa dhaliyay su’aalo dhowr ah, kuwaas oo ku saabsan sababta Turkiga oo ka mid ah saaxiibada ugu muhiimsan kooxda Riddada ee Villa Soomaaliya uusan weli u bixin kaalmada lacageed ee uu siin jiray kooxdaasi.

Hadalkan qaylo-dhaanta ah ee kasoo yeertay wasiirka maaliyadda ayaa imanaya xilli miisaaniyadda kooxda Villa Somaliya ee sannadkan, oo sida la sheegay ka badan hal bilyan oo doollar, aanay weli ansixin baarlamaanka dawaaqiidda ee Riddada Soomaaliya.

Tallaabadan ay qaadday dawladda Riddada ee Turkiga, ayaa kusoo aadaysa xilli kooxda Villa Somaliya la il-darnayd caqabado dhaqaale oo aad u xooggan oo lasoo darsay tan iyo wixii ka dambeeyey markii Donald Trump uu ka joojiyey lacagihii uu siin jiray.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -26-06-1447 Hijri.
Next: Fano Oo Shaacisay Inay Dishay Inka Badan 253 Askari Oo Ka Tirsan Nidaamka Addis-ababa.

Related Stories

Toogasho 12 Qof Lagu Dilay Oo Ka Dhacday Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Warar

Toogasho 12 Qof Lagu Dilay Oo Ka Dhacday Koonfur Africa.

June 10, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -25-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -25-12-1447-Hijri

June 10, 2026
Shabaabul Mujaajhidiin Oo Sheegay In Maraykanku Muujiyey Naceybka Uu U Qabo Shacabka Soomaaliyeed.
  • Allposts
  • Warar

Shabaabul Mujaajhidiin Oo Sheegay In Maraykanku Muujiyey Naceybka Uu U Qabo Shacabka Soomaaliyeed.

June 10, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada