Munaasabadda Ciidul-adxaa 1447 Hijri, waxaa si heer sare ah looga ciiday wilaayaadka islaamiga ah ee dhaca koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, waxaana wilaayaadka sida wayn ee quruxda badan looga ciiday ka mid ah Sh/dhexe, Galgaduud iyo Mudug.
Halkan Ka Daawo Sida Looga Ciiday Miir-taqwa.
Halkan Ka Daawo Sida Looga Ciiday Ceelbaraf,
Halkan Ka Daawo Sida Looga Ciiday Ceelbuur.
Halkan Ka Daawo Sida Looga Ciiday Galhareeri.
Halkan Ka Daawo Sida Looga Ciiday Xiindheere.
Halkan Ka Daawo Sida Looga Ciiday Jowlo.



































































