Mu’assasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab, ayaa ballan qaaday inay goordhow baahin doonto filim cusub oo xiiso badan, filimkan oo ah mid aad loo wada sugayo kuna bixi doono luuqadaha Carabiga iyo Soomaaliga, ayay mu’assasadu farxadda ciidda kula wadaagi doontaa dadka muslimiinta ah.