Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Digniin Hor Leh Oo Laga Soo Saaray Caqabadaha Dul-hoganaya Hawl-galka AUSSOM Ee Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

Digniin Hor Leh Oo Laga Soo Saaray Caqabadaha Dul-hoganaya Hawl-galka AUSSOM Ee Soomaaliya.

June 3, 2026

Hey’adda Cilmi-baarista Nabadda ee Stockholm (SIPRI) ayaa ka digtay in waxa loogu yeero howlgalada nabad ilaalinta ee caalamiga ah oo uu ku jiro midka Soomaaliya ee AUSSOM ay wajahayaan qalalaase aan horay loo arag, kuwaas oo ay sabab u yihiin loollanka quwadaha waaweyn, ismari-waaga siyaasadeed iyo dhaqaale yari baahsan.

Warbixin cusub oo hey’addani ay soo saartay ayaa muujisay in tirada ciidamada iyo shaqaalaha ku jira waxa loogu yeero howlgalada nabad ilaalinta ay hoos ugu dhacday 78,633 dhammaadka sanadkii 2025, taasoo ah hoos u dhac dhan 17% marka loo eego sanadkii ka horreeyay, isla markaana ah heerkii ugu hooseeyay ee la diiwaangeliyo muddo ka badan rubuc qarni.

Hey’adda Cilmi-baarista Nabadda ee Stockholm waxay ka digtay in haddii isbeddelladan ay sii socdaan, hay’adaha caalamiga ah sida Qaramada Midoobay ay wajihi karaan in si weyn looga saaro doorkooda ku aaddan maaraynta colaadaha caalamka.

SIPRI waxay sidoo kale sheegtay in ururrada gobolka sida Midowga Afrika, ECOWAS iyo OSCE ay sii kordhayaan caqabadaha kaga imanaya kala qaybsanaanta siyaasadeed iyo dhaqaale yarida baahsan ee guud ahaan haraysay hey’adaha gobolka iyo kuwa caalamka.

Dr. Claudia Pfeifer Cruz, oo ah Cilmi-baare sare oo ka tirsan SIPRI ayaa sheegtay in ururradaasi ay la tacaalayaan tabar-darro ku aaddan hawlaha loo igmaday, iyo dhaqaale xaddidan, isla markaana ay la kulmaan dhibaatooyin la mid ah kuwa Qaramada Midoobay.

SIPRI ayaa sidoo kale tilmaantay in aan la ansixin wax howlgal nabad ilaalin ah oo cusub oo ay hoggaaminayso Qaramada Midoobay tan iyo 2014, taas oo ka tarjumaysa kala qaybsanaanta sii xoogeysanaysa ee Golaha Ammaanka.

Howlgalada Qaramada Midoobay ayaa sanadkii 2025 wajahaya dhaqaale yari lagu qiyaasay laba bilyan oo doollar, taasoo qasab ka dhigtay in la dhimo shaqaalaha iyo hawlaha qaar. Iyadoo haatanna xafiiska New York uu iska bixin kari la’yahay kharashaadka lama-huraanka ah.

Ugu dambeyn hey’addu waxay ka digtay in haddii aan la helin taageero siyaasadeed iyo dhaqaale oo joogto ah, jawaabaha caalamiga ah ee colaadaha ay u wareegi karaan qaabab ciidan oo ku dhisan dano qaran oo gaar ah, kana dhan ah dedaallada wada-jirka ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -17-Dulxijah-1447-Hijri
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -17-12-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -09-02-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -09-02-1448-Hijri

July 22, 2026
Shirkii Mucaaradka Iyo Kooxda Gurguurte Oo Fashil Ku Dhamaaday.
  • Allposts
  • Warar

Shirkii Mucaaradka Iyo Kooxda Gurguurte Oo Fashil Ku Dhamaaday.

July 22, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -08-02-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -08-02-1448 Hijri.

July 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada