Waxaa la baahiyay sawirrada khasaarihii ka dhashay duqeyn ay diyaaradaha saliibiyiinta Mareykanku ku beegsadeen xaafado dad shacab ah ay degganyihiin, Masaajid, Dugsi Qur’aan iyo goobo ganacsi oo ku yaala deegaanka Farsooleey ee Wilaayada Islaamiga ah ee Shabeellada Hoose.
Hoos Ka Daawo Sawirrada.






















