Wararka ka imaanaya Jubbada hoose ayaa sheegaya, in gaari nooca Koyaalka ah oo ay la socdeen maleeshiyaadka murtadiinta ah oo ka soo baxay deegaanka Biibi qarax lagula eegtay afaafka hore ee deegaanka Harboole, Gaariga ayaa burburay, waxaana askartii saarneyd ay u qaybsameen dhimasho iyo dhaawac.
Dhanka kale, qarax xooggan oo ay ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeem saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta ee deegaanka Diif, ayaa lagu beegsaday askar oo goobtaasi ku sugnayd, waxaana ka dhashay dhimasho iyo dhaawac.
Dhanka kale, ciidamada Mujaahidiinta waxay galabta weerareen isbaaro ay maleeshiyaadka Riddada u tiillay inta u dhexeysa degmada Wanlaweyn iyo deegaanka Warmaxan. Dhimashadu waa hal askari oo murtad ah, qaniimaduna waa 2 qori oo AK-47 ah iyo booshahooda.
Sidoo kale, ciidamada Mujaahidiintu waxay caawa qarax la beegsadeen Bar-koontarool oo maleeshiyaadka Riddada ku leeyihiin xaafadda Godeey-makane ee degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.