Maleeshiyaadka murtadiinta ah ee galabta sida weyn loogu xasuuqay weerarka ka dhacay duleedka magaalada Leego ee wilaayada Sh/goose, ayaa ka koobnaa maleeshiyo huwan ah oo la isaga kala keenay talisyada maleeshiyada kooxda Riddad Soomaaliya.
Maleeshiyada ugu badan ee weerarku qabsaday waxay u badnaayeen kuwa murtazaqada Turkiga ee loo yaqaan Gorgor, waxayna maleeshiyadan murtadiinta ah kasoo baxeen magaalada Muqdisho.
Kooxda Riddadu waxay maleeshiyada huwanta ah oo ay galbinayeen diyaaradaha dagaalka ee Turkida usoo qalabeysay inay falal ashahaadaa la dirirnimo ah ka sameeyaan deegaanno ka tirsan WI Sh/hoose.
Balse ciidamada Mujaahidiinta oo Allaah kaashanaya ayaa jidka u galay oo duruus millatari oo adag u dhigay, kana dhigay maleeshiyadaasi wax dhintay, wax dhaawacmay iyo kuwa kabahooda ka cararay.
Ilo wareedyo xog-ogaaal ah ayaa xaqiijiyay in weerarkan si xun ugu go’een maleeshiyada Gurguurte ee Ashahaada la dirirka ah, dhimashadu aad bay u badan tahay, gaadiid dagaal oo badanna gacanta ciidamada Mujaahidiinta ayay ku dhaceen Allaah fadligiis.
Si aad u hesho faahfaahinta la soco telegramkeenna hoose.
https://t.me/+gYbIZ1ogfkRkMzJk