Jab iyo naasa-beel xooggan ayaa maleeshiyaadka murtadiinta ah maanta lagu gaarsiiyay weerarkii aadka u cuslaa ee ka dhacay duleedka magaalada Leego ee wilaayada islaamiga ah ee Sh/hoose.
Idaacadda islaamiga ah ee Al-andalus oo soo xiganaysa saraakiisha ku sugan goobta dagaalka ayaa xaqiijisay in weerarka lagu dilay maleeshiyo kor u dhaafaya ilaa 300 oo askari, kuwaas oo qayb ka ahaa murtasaqada duullaanka ku ahayd dhulka lagu maamulo shareecada islaamka.
Meydadka maleeshiyaadka murtadiinta ayaa bilqan goobihii lagu dagaallamay, halka firxadkana lagu sii baacsanayo dhulka howdka ah.
La soco wixii soo kordha kuna biir barteenna Telegramka👇👇👇👇
https://t.me/+gYbIZ1ogfkRkMzJk