Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mujaahidiinta Al-qaacidah Oo Sheegtay Mas’uuliyadda Weerar Ka Dhacay Dalka Tunis.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Al-qaacidah Oo Sheegtay Mas’uuliyadda Weerar Ka Dhacay Dalka Tunis.

April 10, 2017

Katiibada Cuqbah Bin Naafic oo ah farac mujaahidiinta Al-Qaacida ee ka howlgala dalka Tunis ayaa sheegtay mas’uuliyada weerar xoogan oo lagu bartilmaameedsaday ciidamada xukuumada dabadhilifka ah ee dalka Tunis kaas oo ka dhacay waqooyi-galbeed wadanka sida lagu sheegay bayaan kooban oo ay mujaahidiintu ku faafiyeen baraha internetka.

Mujaahidiinta ayaa sheegay in weerar loo adeegsaday miino dhulka lagu aasay in lagu bartilmaameedsaday ciidamo ka tirsan xukuumada Maali oo ku sugnaa Buuraha Al-Wargah ee gobalka Kaaf, Islamarkaana halkaas lagu dilay askar dhowr ah oo ka tirsan ciidamada cadowga, lagu dhaawacay tiro kale.

Gobalkan oo dhaca waqooyi-galbeed wadanka Tunis ayaa dhaca meel u dhow xad-beenaadka uu dalkaas la wadaago wadanka Al-jazaa’ir, Waxaana dhowrjeer ka dhacay weeraro abaabulan oo mujaahidiintu ay ku beegsadeen qaar ka mid ah ciidamada Xukuumada Tunis gaar ahaan ciidanka loo yaqaano ilaalada xuduudda.

Warbaahinada maxaliga ah ee dalka iyo Saraakiil u hadashay Xukuumada Tunis ayaa xaqiijiyey weerarkan balse waxay isku dayeen in ay yareen qasaaraha halkaas ka soo gaaray ciidankooda, Iyagoona sheegay in hal askari oo kaliya uu kaga dhaawacmay qaraxaas balse waxaa la aaminsan yahay in qasaaraha uu intaas ka badan yahay.

Weerarkan wuxuu yimid hal todobaad un ka dib markii weerar midkan la mid ah ay mujaahidiintu ku beegsadeen ciidamo ka tirsan xukuumada Tunis oo ku sugnaa buuraha Al-Gaambi ee gobalka Qasriin kaas oo isna qasaare kala duwan lagu gaarsiiyey cadowga.

Katiibada Cuqbah Ibnu Naafic ee ka howlgasha dalka Tunis ayaa labadii sano ee ugu dambeeyey kordhisay weerarada ka dhanka ah maleeshiyaatka Xukuumada Tunis ee ka howlgala xad-beenaadka kala qeybiya Tunis iyo Al-Jazaa’ir, Waxayna dhowrjeer soo bandhigtay muuqaalada weeraro dhabagal ah iyo qaraxyo lagu ugaarsanayo dhaq-dhaqaaqa cadowga ee mandiqadaasi.

Weerarkii ugu qasaaraha badnaa waxay fulisay Bishii August ee sanadkii la soo dhaafay xilligaas oo ay weerar lagu hoobtay oo dhabagal ah u dhigeen kolonyo ka tirsan ciidanka Xukuumada Tunis oo ku socdaalayey Buuraha loo yaqaano Samama ee gobalka Qasriin, halkaas oo tobaneeyo ka mid ah ciidanka cadowga ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen.

Xukuumada Tunis ayaa dhowrjeer ku faantay in ay soo afjartay quwadda Mujaahidiinta ee dalkaas, Islamarkaana ay wadanka ka sifeeyeen mujaahidiinta balse hadda waxay wajahayaan taxadi horleh oo kaga imaanaya Katiibada Cuqbah Ibnu Naafic oo ah koox sal adag ku sameysatay halkaas, sufuufteeduna ay ku badan yihiin dhalinyarada Tunisiyiin ah oo u diyarsan riditaanka nidaamka Mujrimka ah ee dalkaas iyo soo celinta ku dhaqanka Shareecada Islaamka.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Sarkaal Ka Tirsan Dowlada Federaalka Oo Muqdisho Lagu Qarxiyay.
Next: Camaliyad Istish-haadi Ah Oo Ka Dhacday Xero Ciidan Oo Ku Taalla Muqdisho.

Related Stories

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri

April 27, 2026
Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.

April 27, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada