Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Askari Itoobiyaan Ah Oo 7 Sanadood Kasoo Dagaallamay Soomaaliya Ayaa Ka Sheekeeyay Xaaladda Adag Ee Ka Jirta Wadankiisa WARBIXIN.
  • Allposts
  • Warar

Askari Itoobiyaan Ah Oo 7 Sanadood Kasoo Dagaallamay Soomaaliya Ayaa Ka Sheekeeyay Xaaladda Adag Ee Ka Jirta Wadankiisa WARBIXIN.

April 21, 2017

Khalalaasaha dhiigga badan ku daatay ee kajira wadanka Itoobiya ayaa saameyn ballaaran ku yeeshay ciidamada taliska Tigreega, ciidamadaas oo xuduudaha gadaashooda ka difaacayay danaha maamulkaasi.

Nidaamka Kajira magaalada Addis Ababa ayaa siyaasadeeyay melleteriga Itoobiya kadib markii uu u adeegsaday in uu ku qamciyay ama ku damiyay dadka kacdoonka dhigaya ee mucaaradsan xukunka wadanka kajira.

Shabakadda ISP-Press ayaa baahisay warbixin ka dardaar warinaysa xaaladda liidata ee kajirta gobolka Amhara oo ay ka socdaan kacdoonnada ugu daran ee Itoobiya kajira.

Warbixinta ayaa sheegaysa in xaalad quus ah ay kajirto magaalooyinka gobolka Amhara kadib markii howlgallada raafka ah oo ay fulinayaan ciidamada ammaanka  ay noqdeen kuwa joogta ah.

Saxafiga warbixinta diyaariyay ee James Jeffrey ayaa ka dardaar wariyay xaaladda kajirta gobolka Amxaarada iyo saameynta uu ku yeeshay xukunka xaaladda degdega ah ee dowladdu soo rogtay bishii October 2016.

Wariyaha ayaa la kulmay mid kamida ciidamada melleteriga Itoobiya kaasi oo muddo 7 sanadood ah kasoo dagaallamay dalka Soomaaliya.

Askariga oo magaciisa kusoo gaabiyay Tafase ayaa sheegay  in dadkiisa ay dilayaan ciidamada dowladda isagoo hadlayay ayuu yiri “Sidee Askari ku noqonaysaa adigoo dilaya shacabkaagii hadaba waxaa tahay Argagaxiso”.

isagoo hadalkiisa sii wata ayuu askarigan muujiyay quus ku aaddan waxa ka socda wadanka Itoobiya wuxuuna xukuumadda ku eedeeyay in dadka mucaaradsan ay dilayso islamarkaana ay xabsiyada ku gurayso.

“Waxaan ahaay Askari shacabkiisa ilaaliya balse xukuumadda ayaa idayacday kadib 7 sanadood oo aan kasoo dagaallamay dalka Soomaaliya” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Tafase oo quus ka muujinayay xaaladda uu marayo wadanka Itoobiya.

Shabakadda ISP-Press oo warbixinta diyaarisay waxay sheegtay in magaalada Gonder ee qowmiyadda Amxaaradu degto uu saameeyay Bandawga ay dowladda Itoobiya soo rogtay, faqriga ayaa daashaday bulshada halka dhalinyaradu ay ka sheeganayaan shaqa la’aan baahsan waxaana gaabis ah adeegyadii ay qaban jireen xafiisyada dowladda.

James Jeffrey oo ah saxafiga la kulmay askariga Itoobiyaanka ah ee Soomaaliya kasoo dagaallamay ayaa  sheegay in Tafasa isagoo Baaga muuddo ah oo qabatoomay maandooriyaha khaatka uu dhax wareegaysanayo magaalada Gonder oo ah magaalo ku kacdoontay taliska Addis Ababa.

Kumanaan katirsan ciidamada Xabashida Itoobiya ayaa duullaan ku jooga dalka Soomaaliya, marka lagasoo tago weerarada ay ciidamadaasi kala kulmaan Xarakada Al Shabaab ma helaan mushaaraad ay noloshooda ku maareeyaan taasi oo keentay in boqolaal askari ay xukuumadda ka fallaagoobaan ayna qeyb ka noqdaan jabhadaha hubeysan ee kacdoonka wada.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Askar Lagu Kala Dilay Degmooyinka Hodan Iyo Yaaqshiid.
Next: Weerar Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Gobalka Al-beydhaa.

Related Stories

Sarkaal Iyo Askar Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Duleedka Afmadoow.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Iyo Askar Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Duleedka Afmadoow.

June 16, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 01-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 01-01-1448-Hijri.

June 16, 2026
Deni Oo Sheegay In Gurguurte Uu Faragelin Ku Hayo Deegaannada Maamulkiisa.
  • Allposts
  • Warar

Deni Oo Sheegay In Gurguurte Uu Faragelin Ku Hayo Deegaannada Maamulkiisa.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada