Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Degmada Jalalaqsi.
  • Allposts
  • Warar

Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Degmada Jalalaqsi.

June 23, 2017

Wararka laga helayo degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan waxey sheegaan in habeenkii xalay halkaasi uu ka dhacay dagaal culus.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin weerar culus ku qaadeen difaacyada ciidamada Murtadiinta Jabuuti ay ka sameysteen dhanka Galbeed ee degmadaasi.

Dagaalka oo dhacay Saqdii dhexe waxaa dhawaaqa rasaasta dagaalka si aad ah looga maqlayay degmooyin iyo deegaano ka kala tirsan gobalada Hiiraan iyo Shabeelada dhexe.

Dagaalka oo xilli habeen ah dhacay si rasmi ah looma xaqiijin karo khasaaraha ka dhashay,iyadoona dadka deegaanka ay sheegeen in dagaalkan uu ka mid noqoya kuwii ugu cuslaay ee muddooyinkii dambe ka dhacay degmadaasi.

Sidoo kale ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxey habeenkii xalay weerar culus ku qaadeen saldhiga iyo difaacyada ciidamada Xabashida Itoobiya ay ka sameysteen deegaanka Halgan ee gobalka Hiiraan.

Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxey maalmihii u dambeeyay sii kordhiyeen weerarada ka dhanka ah ciidamada Jabuuti iyo kuwa Itoobiya ee duulaanka ku jooga Beledweyne,Halgan,Buulo burte iyo Jalalaqsi oo ka wada tirsan gobalka Hiiraan.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Xog Dheeraad Ah Oo Laga Helay Weerarka Saldhiga Waabari Iyo Waziir Lagu Dilay.
Next: Taliyihii Booliska Biyo Cadde Oo La Dilay.

Related Stories

Shariif Sakiin Iyo C/casiis Jawaari Oo Qaadacay Doorashada Uu Gurguurte Ka Wado Baydhaba.
  • Allposts
  • Warar

Shariif Sakiin Iyo C/casiis Jawaari Oo Qaadacay Doorashada Uu Gurguurte Ka Wado Baydhaba.

June 10, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 24-12-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 24-12-1447-Hijri.

June 10, 2026
Turkiga Oo Bedelay Safiirkiisa Muqdisho Safiir Cusubna Usoo Magacaabay Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

Turkiga Oo Bedelay Safiirkiisa Muqdisho Safiir Cusubna Usoo Magacaabay Soomaaliya.

June 10, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada